Wararka Maanta
Ciidamada Ammaanka Garbahaarey oo gacanta ku soo dhigay Ninkii dhaawacay Guddoomiyaha Degmadaas
Axad, January 20, 2008(HOL): Ciidamada Ammaanka Degmada Garba-haarey ee Gobolka Gedo ayaa gacanta ku soo dhigay Nin gacan ku dhiigle ah oo shala...
Warkii oo dhan »
MAXAMED DHEERE: “Annaga Magaalo nagulama wareejin ee Duur Bahalo-galeen ah oo ay Libaax iyo Waraabe Xoolo iyo Dad ku dileen ayaan la wareegnay”
Axad, January 20, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa sheega...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in ay 90% qabaan in la dilay Axmed Diiriye Cali iyo Shiikh Axmed Cali Gees
Axad, January 20, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa shaaca ka qaaday in uu rumeysan yahay in la dilay Afhayeenkii dhaqanka ...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirrada oo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho
Ra'iisal Wasaare Nuur CaddeAxad, January 20, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iy...
Warkii oo dhan »
Nin Dhalinyaro ah oo dhaawac culus gaarsiiyay Guddoomiyaha Degmada Garba-haarey
Sabti, January 19, 2008(HOL): Nin dhalinyaro ah oo ku hubeysan qori AK 47 ah ayaa maanta wuxuu dhaawac halis ah gaarsiiyay Guddoomiyaha De...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ugu baaqay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde in uu soo dhameystiro Xubnaha Xukuumaddiisa
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya-Shiikh Aadan MadoobeSabti, January 19, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomalaiya Shiikh A...
Warkii oo dhan »
Miino loo dhigay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhimasho iyo dhaawac sababtay
Sabti, January 19, 2008(HOL): Qof Rayid ah ayaa geeriyooday labo askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalkana dhaawac ayaa soo gaar...
Warkii oo dhan »
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Wadanka Denmark oo lacag deeq ah sooo gaarsiiyay agoonleyda Faadumo Cabdi Geddi
Sabti, January 19, 2008(HOL): Jaaliyadda SOomaaliyeed Magaalada Århus ee ah magaala madaxda 2-aad ee Wadanka Denmark ayaa lacag deeq ah o...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo mar kale codsaday in Waqtiga loo kordhiyo Ciidamada AMISOM ee Muqdisho ka howlgelaya
Sabti, January 19, 2008(HOL): Guddoomiyaha Midowga Afrika Alpha Omer Konnare ayaa mar kale ka codsaday Dalalka Midowga Afrika in ay lix bilood oo kale...
Warkii oo dhan »
Nin Rayid ah oo xalay lagu dilay Degmada Wadajir iyo Shineemo Degmadaas ku taala oo Bambo gacmeed lagu weeraray
Sabti, January 19, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay nin ku dileen Deegaanka Mac-macaanka ee Degmada Wadajir ee Gobolka ...
Warkii oo dhan »