Wararka Maanta

Shaqaaqo Dhimasho iyo Dhaawac sababtay oo maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo

Shaqaaqo Dhimasho iyo Dhaawac sababtay oo maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo

JAN 16, 2008

Arbaco, January 16, 2008(HOL):  Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in maanta uu halkaas k...

Warkii oo dhan »
31 Dukaan oo ay Dad Soomaali ah leeyihiin oo lagu bililiqeystay magaalada Jeffrey's Bay ee South Africa

31 Dukaan oo ay Dad Soomaali ah leeyihiin oo lagu bililiqeystay magaalada Jeffrey's Bay ee South Africa

JAN 16, 2008

Arbaco, January 16, 2008(HOL):  31 Dukaan oo ay ku ganacsadaan Soomaalida ku nool magaalada Jeffreys Bay oo 70km u jirta  magaalada Port Eli...

Warkii oo dhan »
Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo Baaq u diray Beelo ay colaad ugu dhaxeyso Xadka u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo Baaq u diray Beelo ay colaad ugu dhaxeyso Xadka u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe

JAN 16, 2008

Ugaas C/raxmaan Ugaas KhaliifArbaco, January 16, 2008(HOL):  Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ah Ugaas Beesha Xawaadle ayaa baaq u diray B...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyoMidnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in Xalka Soomaaliya uu ku jiro Ciidamada Itoobiya oo Dalka ka baxa

Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyoMidnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in Xalka Soomaaliya uu ku jiro Ciidamada Itoobiya oo Dalka ka baxa

JAN 16, 2008

Arbaco, January 16, 2008(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in xalka Soomaaliya uu ku jir...

Warkii oo dhan »
Gaari Ural ah oo ay Ciidamo Itoobiyaan ah saarnaayeen oo lagu qarxiyay agagaarka Isgoyska Fagax ee Magaalada Muqdisho

Gaari Ural ah oo ay Ciidamo Itoobiyaan ah saarnaayeen oo lagu qarxiyay agagaarka Isgoyska Fagax ee Magaalada Muqdisho

JAN 16, 2008

Arbaco, January 16, 2008(HOL): Gaari Ural ah oo ay la socdeen Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka lagu weeraray Miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog l...

Warkii oo dhan »
Dagaallo xalay ka dhacay xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee Magaalada Muqdisho

Dagaallo xalay ka dhacay xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee Magaalada Muqdisho

JAN 16, 2008

Arbaco, January 16, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay Dagaal xooggan oo u dhaxeey...

Warkii oo dhan »
Ururkii u horeeyay ee Haweenka Qareennada Somaliland oo lagu dhawaaqay

Ururkii u horeeyay ee Haweenka Qareennada Somaliland oo lagu dhawaaqay

JAN 16, 2008

Arbaco, January 16, 2008(HOL): Ururkii u horeeyay ee ay yeeshaan Haweenka Qareennada Somaliland  ayaa maanta lagaga dhawaaqay Magaalada Hargeysa ...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan oo xabsiga dhigay Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi oo ka tirsan Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da

Maamulka Gobolka Hiiraan oo xabsiga dhigay Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi oo ka tirsan Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da

JAN 16, 2008

Arbaco, January 16, 2008(HOL): Wariye Ayaale Xuseen Cabdi oo ka tirsan Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa habeenimadii xalay waxaa gurigiisa oo ka ...

Warkii oo dhan »
Shir lagaga hadlayo Barnaamijka Horumarinta Somaliland  oo ka furmay Hargeysa

Shir lagaga hadlayo Barnaamijka Horumarinta Somaliland oo ka furmay Hargeysa

JAN 16, 2008

Arbaco, January 16, 2008(HOL): Shir lagaga hadlayay ka tashiga Barnaamijka horumarinta iyo dib-u-dhiska Somaliland (RDP), oo ay isugu yimaadeen Wasiir...

Warkii oo dhan »
Miino la kacday Gaari BL ah oo sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay Dad Rayid ah

Miino la kacday Gaari BL ah oo sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay Dad Rayid ah

JAN 15, 2008

Talaado, January 15, 2008(HOL): Labo Ruux ayaa geeriyootay Afar Ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii gaari ay saarnaayeen ay Miino kula...

Warkii oo dhan »