Wararka Maanta
Xubin kale oo laga xiray Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Isniin January 14, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay qabteen oo ay xabsiga u taxaabeen Jimcaale Maxamuud Nuur...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo Dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Sool ku sheegay mid ay ka dambeeyeen Kooxo Is-biirsaday
Isniin January 14, 2008(HOL): Kadib markii uu shalay dagaalka dhexmaray Ciidamada Maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa waxaa shir deg deg ah isugu ...
Warkii oo dhan »
Guddiga Isboortiga Gobolka Hiiraan oo uu soo kala dhexgalay Khilaaf dhinaca hoggaanka ah
Isniin January 14, 2008(HOL): Gudiga Isportiga Gobalka Hiiraan ayaa Maalmihii ugu danbeeyay waxaa siweyn uga dhax-taagnaa khilaaf la xiriira dhi...
Warkii oo dhan »
Ciidamo kala taabsan Somaliland iyo Puntland oo mar kale ku dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobolka Sool
Axad, January 13, 2008(HOL): Ciidamo kala taabacsan maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa saaka aroortii waxay mar kale ku dagaalmeen Deegaanka Dhab...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka oo maanta qadar daqiiqado ku dagaalamay Isgoyska Howl-wadaag
Axad, January 13, 2008(HOL): Ciidamo Boolis iyo Mileteri ah oo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay ku dagaalameen Isgoyska...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo sheegay in Suuqaas uu noqday mid go’doon ah oo laga sii kala guurayo
Axad, January 13, 2008(HOL): Guddoomiyaha ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa sheegay in Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ug...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo xalay ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho
Axad, January 13, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dagaal xooggan oo dhexmaray C...
Warkii oo dhan »
Wadaad caan ah oo xalay lagu dilay magaalada Baydhabo
Axad, January 13, 2008(HOL): Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa xalay waxaa lagu dilay Wadaad caan ah oo si weyn looga yaqaanay magaa...
Warkii oo dhan »
Mas’uul ka tirsan Maxkamdihii Islaamka oo sheegay in aysan jirin Ciidamo ka amar qaata oo qal-qal iyo cabsi-gelin ka wada Gobollada Dhexe
Axad, January 13, 2008(HOL): Axmed Maxamed Cabdulle (Axmed Qare) oo ka tirsan Mas’uuliyiinta Maxkamadihii Islaamka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaam...
Warkii oo dhan »
Kulan khadka Taleefoonka ku dhexmaray Jaaliyadd Somaliland ee Qurba-joogta ah iyo Hoggaanka Ururka Siyaasiga ah ee Qaran
Axad, 13 January 2008 (HOL)- Hoggaanka sare ee Urur-Siyaasadeedka Qaran, ayaa si adag u dedafeeyay War sheegaya in khilaaf ba’ani soo kala dhex gala...
Warkii oo dhan »