Wararka Maanta
Dagaal ka dhacay Deegaanka Ceel Carfiid iyo Muqdisho oo xalay deganeyd
Talaado, January 15, 2008(HOL): Deegaanka Ceel Carfiid oo ku yaala inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad ayaa habeenkii xalay waxaa ka dhacay dagaal dhe...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday kala goynta Soomaaliya oo ka dhacay Dalka Mareykanka
Talaado, January 15, 2008(HOL): Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ka dhacay bannaanbax looga soo horjeedo kala goynta Soomaaliya, iy...
Warkii oo dhan »
Dad ka cararay dhibaatooyinka Muqdisho, kuna sii jeeday Hargeysa oo muddo todobaad ah ku xayiran Gaalkacyo
Talaado, January 15, 2008(HOL): Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa muddo todobaad ah waxaa ku xayiran dad ka cararay dhibaatada Muqdisho oo ku ...
Warkii oo dhan »
Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo xalay lagu dhaawacay Degmada Xamar Ja-jab
Talaado, January 15, 2008(HOL): Mas’uul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dhaawacay Degmada Xamar Ja-Jab xili...
Warkii oo dhan »
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxda Isbaheysiga Dib-u-xoreynta Soomaaliya oo Asmara ku kulmay
Isniin, January 14, 2008(HOL): Dhawaan waxaa shir ku yeeshay Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea Madax ka tirsan Isbaheysiga Dib-u-xoreynta Soomaaliya i...
Warkii oo dhan »
Magaalada Boosaaso oo ay ku soo badanayaan falal nabadgelyo-darro ah
Isniin January 14, 2008(HOL): Xaaladda ammaan ee magaalada Boosaaso ayaa muddooyinkan waxay ahayd mid aan hagaagsaneyn, waxaana marar kala duwan...
Warkii oo dhan »
Dagaal maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho
Isniin January 14, 2008(HOL): Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa maanta wuxuu ka d...
Warkii oo dhan »
Agaasimaha Idaacadda Somaliweyn iyo Wariye ka tirsan Idaacaddaas oo ay xireen Ciidamada Nabad-sugidda Dowladda Federaalka
Isniin January 14, 2008(HOL): Waxaa maalintii labaad ku jira Xabsi ay maamusho Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku yaala Agaasimaha Idaacadd...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo Mareykanka ku sugan
Isniin January 14, 2008(HOL): Weftigii uu hor kacayay Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, oo ku sugan dalka Maraykanka, ayaa booqasho...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo xalay ku jirtay habeen kale oo dagaal ah
Isniin January 14, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay Dagaal xooggan oo u dhaxeeya...
Warkii oo dhan »