Wararka Maanta
Dadka soo barakacay ee ku jira Xeryaha Qaxootiga Magaalada Beledwene oo ay saameeyeen khilaafaadyo u dhaxeeya qaar ka mid ah NGO-yada ka howlgala magaaladaas
Arbaco, January 23, 2008(HOL): Waxaa siweyn isu soo taraya Muranada u dhaxeeya NGO's ka howl-gala Magaalada Beledweyne kadib markii uu soo ifbaxay khi...
Warkii oo dhan »
Agaasimaha Idaacadda Qur’aanka Kariimka oo la sii daayay kadib muddo 53 maalmood ah oo uu xirnaa Dowladda Federaalka Soomaaliya
Arbaco, January 23, 2008(HOL): Waxaa la sii daayay oo xoriyaddiisii dib u helay Agaasimaha Idaacadda Qur’aanka Kariimka ee Magaalada Muqdisho Yuusuf...
Warkii oo dhan »
Shir lagu soo dhaweynayay ballanqaadyo waxqabad oo uu soo qadimay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Muqdisho lagu qabtay
Arbaco, January 23, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa shalay waxaa lagu qabtay shir lagu soo dhaweynayay ballanqaadyo ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo London kula kulmay Wasiirka Britain u qaabilsan Arrimaha Afrika
Talaado, January 22, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa kadib markii uu ka baxay Isbitaalkii uu ku jira...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ku bixiyay in haddii laga shakiyo la baari karo Haweenka kadib markii la qabtay Nin ku labisnaa Dharka Haweenka
Talaado, January 22, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday in haddii laga shakiyo la baari karo Haweenka, iyadoo had...
Warkii oo dhan »
Lacag been abuur ah oo la geeyay Magaalada Kismaayo iyo maamulka Magaaladaas oo ku dhawaaqay Tallaabooyin looga hortegayo
Talaado, January 22, 2008(HOL): Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa gaartay lacag been abuur ah oo lagu daabaco Makiin...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad dhimasho sababay oo maanta ka dhacay Xaafadda Geed Jaceyl ee Degmada Wardhiigley
Talaado, January 22, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya oo xalay deganeyd ayaa waxaa maanta ka dhacay iska hor-imaad a...
Warkii oo dhan »
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Xukuumadda Federaalka ka codsaday inay ka qaado Ciidamada degan Waddooyinka Suuqa laga galo
Talaado, January 22, 2008(HOL): Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa waxay ka codsadeen Xukuumadda cusub ee uu madaxda ka yahay Ra’iisal Wasaare Nuur Ca...
Warkii oo dhan »
Mas’uul u hadlay Maxkamadihii Islaamka oo sheegay in ay Saxafiyiinta Soomaaliyeed si xor ah u shaqeysanayeen markii ay xukunka hayeen
Talaado, January 22, 2008(HOL): Mas’uul u hadlay maxkamadihii Islaamka ayaa ka hadlay tacaddiyada lagu hayo Saxafiyiinta Soomaaliya, gaar ahaan kuwa...
Warkii oo dhan »
Wafdigii Madaxweynaha Somaliland oo Dib ugu soo laabtay Hargeysa, kana waramay wixii ay la kulmeen
President Dahir Riyale Kahin of Somaliland with Assistant Secretary of State for African Affairs Jendayi FrazerTalaado, January 22,...
Warkii oo dhan »