Wararka Maanta
Sii hayihii Xilka Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo Xalay Muqdisho lagu dilay
Cabaas Galeyr oo xalay Muqdisho lagu dilayJimco, February 01, 2008(HOL): Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu dilay sii hayihii Xilka Afhayeenka...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay lagu dhaawacy Gurigiisa oo Muqdisho ku yaala
Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo xalay la dhaawacayJimco, February 01, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo Shuruud ku xiray wada hadallo ay la galaan Dowladda Federaalka Soomaaliya
Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib-u-Xoreynta Soomaaliya- Shiikh Shariif Shiikh AxmedJimco, February 01, 2008(HOL): Shiikh Shariif Shiikh Axmed,...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo dib ugu soo laabtay Xaafado ay ka baxeen oo ka tirsan Degmada Hodan
Jimco, February 01, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo labo maalmood ka hor ka baxay xaafado ka tirsan Degmada H...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ugu baaqay dhinacyada ka soo horjeeda Dowladda Federaalka in ay Miiska Wada hadalka yimaadaan, Xabaddana joojiyaan
Khamiis, January 31, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa maanta ugu baaq...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo bandhigay Waxqabadkiisa tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu Guddoomiye u doortay Shiikh Aadan Madoobe
Khamiis, January 31, 2008(HOL): Baarlmaanka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu soo bandhigay waxqabadkiisa muddo sanad ah oo ka soo bilaabaneysay 31-kii Jan...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Burundi ee Muqdisho jooga oo la dejiyay Xarunta Jaamacaddi Gaheyr
Khamiis, January 31, 2008(HOL): Cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Burundi ee ka tirsan Ciidamada Amisom ee Muqdisho jooga ayaa maanta waxaa la...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ka qeybgelaya Shir Madaxeedka Midowga Afrika ee maanta ka furmay magaalada Addis Ababa
Khamiis, January 31, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa wuxuu ka qeybgelayaa Shir Ma...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo Dalalka Midowga Afrika ugu baaqay inay deg deg Ciidamo ugu diraan Soomaaliya
Khamiis, January 31, 2008(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday Dalalka Midowga Afrika in ay de-dejiyaan Ciidamada nabad ilaalinta ah ee ay u dir...
Warkii oo dhan »
Ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan oo saaka la arkay iyagoo socod lug ah ku maraya Xaafado ka tirsan Degmooyinka Wadajir iyo Hodan
Khamiis, January 31, 2008(HOL): Qaar ka mid ah Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa saaka waxay socod lug ah ku mareen xaafado ka tirs...
Warkii oo dhan »