Wararka Maanta
Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo uu u bilowday Imtixaanka Sanad-Dugsiyeedka 2008-2009
Sabti, December 27, 2008(HOL): Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 27/12/2008, waxaa Xarumaha Jaamacadda Muqdisho si habsami leh uga bilowday...
Warkii oo dhan »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay Degmada Guri-ceel
Sabti, December 27, 2008(HOL): Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Nuur Cadde iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho
Sabti, December 27, 2008(HOL): Waxaa maanta kulankii ugu horeeyay ku yeeshay Magaalada Muqdisho Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsanaa Isboortiga Soomaaliya oo xalay shilal Baabuur ku geeriyooday iyagoo ku kala sugan Dalalka Ingiriiska iyo Finland
Ibraahim Buruko Cumar AnyeelloSabti, December 27, 2008(HOL): Waxaa xalay Dalalka Ingiriiska iyo Finland ku kala geeriyooday Cumar Maxamed (Cuma...
Warkii oo dhan »
Qoysas Dan-yar ah oo Raashin loogu qeybiyay Boosaaso
Sabti, December 27, 2008(HOL): Hay’adaha DRC UNICEF iyo WFP ayaa maanta raashin qaybin ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee ku yaala duleedka magaala...
Warkii oo dhan »
Dagaal Degmada Guriceel ku dhexmaray Xoogagga Al-Shabaab iyo Xoogag ka tirsan Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca
Sabti, December 27, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in duleedka Degmadaas uu saaka dag...
Warkii oo dhan »
Qarax Waxyeello geystay oo Ciidamo Itoobiyaan ah lagula eegtay Degmada Afgooye
Sabti, December 27, 2008(HOL): Qarax loo adeegsaday Miinada Dhulka lagu aaso ee meelaha fog fog laga hago ayaa saaka waxaa lala eegtay Ciidamo Itoobiy...
Warkii oo dhan »
Dalalka Awoodaha Mileteri isugu faana ee Dunida oo Xeebaha Soomaaliya ku sameynaya Bandhig-Hubeed
Jimco, December 26, 2008(HOL): Dalalka Awoodaha Mileteri isugu faana ee Caalamka ayaa waxay Xeebaha Soomaaliya u soo direen Maraakiib dagaal, gaar aha...
Warkii oo dhan »
Maamulka G/Banaadir oo Hay’adda WFP ku eedeeyay in ay gacan ku siineyso Ururka Al-shabaab sidii uu hub ula soo degi lahaa
Jimco, December 26, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu ku eedeeyay Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab in uu hub hor leh soo gelinayo Soomaaliya, wux...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsanaa Midowga Maxkamadaha oo ku biiray kooxda Al-shabab qeybtooda Goballada dhexe
Jimco, December 26, 2008(HOL): Ciidamo horay uga tirsanaa Midowga Maxkamadaha Goballka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ku biiree...
Warkii oo dhan »