Wararka Maanta

Musharixiinta u tartamaya madaxweynenimada Puntland oo shaki ka muujinaya in Madaxweynihii TFG-da uu u tartamo Madaxweynenimada Puntland

Musharixiinta u tartamaya madaxweynenimada Puntland oo shaki ka muujinaya in Madaxweynihii TFG-da uu u tartamo Madaxweynenimada Puntland

DEC 30, 2008

Talaado, December 30, 2008(HOL): Qaar ka mid ah Musharaxiinta u tar tamaysa doorashada Puntland ayaa walaac xoogan ka muujiyaya is-casilaada uu is cas...

Warkii oo dhan »
Qudbaddii Iscasilaadda ee Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo is-casilay

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo is-casilay

DEC 29, 2008

Madaxweynihii is-casilay ee Soomaaliya-C/llaahi Yuusuf AxmedIsniin, December 29, 2008(HOL): Madaxweynihii  Dowladda Federaalka Soomaaliya C...

Warkii oo dhan »
Sii hayaha Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya oo ka digay in is-bedelka ku yimid Dowladda Federaalka uu fowdo keeno

Sii hayaha Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya oo ka digay in is-bedelka ku yimid Dowladda Federaalka uu fowdo keeno

DEC 29, 2008

Isniin, December 29, 2008(HOL): Sii hayaha Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shi...

Warkii oo dhan »
Dagaal mar kale maanta ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud

Dagaal mar kale maanta ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud

DEC 29, 2008

Isniin, December 29, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu maanta degmadaas mar kale ka dhacay...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo soo dhaweeyay is-casilaadda Madaxweyne Yuusuf

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo soo dhaweeyay is-casilaadda Madaxweyne Yuusuf

DEC 29, 2008

Isniin, December 29, 2008(HOL): Sii hayaha Xilka Ra’iisal Wasaarenimada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde oo maanta shi...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaary deegaanka Kala-beyr ee Goballka Hiiraan

Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaary deegaanka Kala-beyr ee Goballka Hiiraan

DEC 29, 2008

Isniin, December 29, 2008(HOL):  Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gadiidka dagaalka ayaa saakay lagu arkay deegaanka Kala-beyr oo qiyaastii 2...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tegay Baydhabo oo Gaalkacyo gaaray

Xildhibaano ka tegay Baydhabo oo Gaalkacyo gaaray

DEC 29, 2008

Isniin, December 29, 2008(HOL): In ka badan 20 Xildhibaan oo shalay ka tegay Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay, isla markaana gaaray Waqo...

Warkii oo dhan »
Labo sano oo ka soo wareegtay maalintii ay Ciidamada Itoobiya galeen Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

Labo sano oo ka soo wareegtay maalintii ay Ciidamada Itoobiya galeen Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

DEC 28, 2008

Axad, December 28, 2008(HOL): Maanta oo ay bisha December ku beegan tahay 28 ayaa waxay ku buuxsameysaa labo sanadood oo ay Ciidamada Itoobiya ku suga...

Warkii oo dhan »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaallo maanta ka dhacay Deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaallo maanta ka dhacay Deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

DEC 28, 2008

Axad, December 28, 2008(HOL): Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay Degmada Dhuusa-mareeb iyo Deegaanka Gal...

Warkii oo dhan »