Wararka Maanta
Is-rasaaseyn dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya
Arbaco, December 31, 2008(HOL): Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay saaka isku rasaaseeyeen Degmada Wadajir ee gobolka Ba...
Warkii oo dhan »
SPORTS: CECAFA 2008: Xulka kubadda Cagta ee Soomaaliya oo Kampala soo gaaray
Hiiraan OnlineFaarax Maxamed Cali (Faarax Blue)Tuesday, December 30, 2008 Kampala, Uganda (HOL) - Xulka Qaranka K/cagta Soomaaliya ayaa shalay ga...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo sheegay in uu u taagan yahay Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya
Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo isu soo taagay Xilka Madaxweynenimada SoomaaliyaTalaado, December 30, 2008(HOL): Xildhibaan Maxamed Qanyare ...
Warkii oo dhan »
Dagaal iyo duqeyn ka dhacday Muqdisho
Talaado, December 30, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal iyo duqeyn u dhaxeysay Ciidamada...
Warkii oo dhan »
Guriga Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo ay la wareegeen Ciidamo Itoobiyaan ah
Talaado, December 30, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa maanta waxay la wareegeen guriga Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ...
Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo ka hadlay Dagaallada ka socda Galgaduud iyo cidda ay u dhaxeeyaan
Talaado, December 30, 2008(HOL): Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa wuxuu ka waramay Dagaallo maalmihii aynu ka soo gudubnay ka socday Deegaanno ka tirsan G...
Warkii oo dhan »
Sii hayaha Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya oo kulamo la leh Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya
Talaado, December 30, 2008(HOL): Sii hayaha Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Sh...
Warkii oo dhan »
Dhaq dhaqaaq Miletari oo ka jira qeybo ka mid ah wadada isku xirta Goballada Hiiraan iyo Galgaduud
Talaado, December 30, 2008(HOL): Saacadihii aynu soo dhaafnay Ciidamada Militariga Itoobiya waxaa ay dhaq dhaqaaq aan wali horay loo arag ka wadeen qe...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo soo dhaweysay Is-casilaaddii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed
Talaado, December 30, 2008(HOL): Is-casilaaddii uu shalay sameeyay Madaxweynihii Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa si we...
Warkii oo dhan »
Maxaa is-badali kara mar haddii uu is-casilay Madaxweynihii Dowladda Federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed?
Talaado, December 30, 2008(HOL): Inkastoo la saaray cadaadis aan wali mid la mid ah horay loo arag hadana waxaa hubaal ah in Madaxweyne C/llaahi Yuusu...
Warkii oo dhan »