Wararka Maanta

Ciidamada Itoobiya oo muujinaya dhaqdhaqaaqyo u muuqda in ay uga baxayaan Soomaaliya

Ciidamada Itoobiya oo muujinaya dhaqdhaqaaqyo u muuqda in ay uga baxayaan Soomaaliya

JAN 01, 2009

Khamiis, January 01, 2009(HOL): Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq u muuqda in ay ug...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in uu guddi u saarayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in uu guddi u saarayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

JAN 01, 2009

Khamiis, January 01, 2009(HOL): Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh ...

Warkii oo dhan »
Wariyihii Idaacadda Shabeelle ee Degmada Afgooye oo ku geeriyooday is-rasaaseyn labo kooxood ku dhexmartay Degmadaas

Wariyihii Idaacadda Shabeelle ee Degmada Afgooye oo ku geeriyooday is-rasaaseyn labo kooxood ku dhexmartay Degmadaas

JAN 01, 2009

Khamiis, January 01, 2009(HOL): Alle ha u naxariistee waxaa ku geeriyooday Degmada Afgooye Wariyihii Idaacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho uga soo...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay wax kala socoto xariga ay Ciidamada Itoobiya u geysteen Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay wax kala socoto xariga ay Ciidamada Itoobiya u geysteen Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir

JAN 01, 2009

Khamiis, January 01, 2009(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka war heyso xarig ay Ciidamo Itoobiyaan ah shalay u geyste...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo kaxeystay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir

Ciidamo Itoobiyaan ah oo kaxeystay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir

DEC 31, 2008

Arbaco, December 31, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa gacanta ku dhigay Guddoomiyihii hore ee maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Max...

Warkii oo dhan »
Xasan Abshir Faarax oo ka tanaasulay u tartamidda Doorashada Madaxweynenimada Puntland, kuna sii jeeda Baydhabo

Xasan Abshir Faarax oo ka tanaasulay u tartamidda Doorashada Madaxweynenimada Puntland, kuna sii jeeda Baydhabo

DEC 31, 2008

Xildhibaan Xasan Abshir Faarax Arbaco, December 31, 2008(HOL): Xildhibaan Xasan Abshir Faarax oo ka mid ahaa Musharaxiinta u tar tamaysa doorash...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay lagu weeraray Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay lagu weeraray Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

DEC 31, 2008

Arbaco, December 31, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisimo ku leh gudaha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa xalay weerar ku qaaday Xoogag...

Warkii oo dhan »
Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Guriceel oo dadaal ugu jira sidii loo baajin lahaa dagaallo kale oo ka dhaca Gobolka Galgaduud

Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Guriceel oo dadaal ugu jira sidii loo baajin lahaa dagaallo kale oo ka dhaca Gobolka Galgaduud

DEC 31, 2008

Arbaco, December 31, 2008(HOL): Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay dadaal ugu jiraan sidii ay u baajin lahaayee...

Warkii oo dhan »
Is rasaaseyn xalay dhexmartay kooxo ka trisan Maxkamadaha Islaamiga iyo Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay deegaanka Kala-beyr

Is rasaaseyn xalay dhexmartay kooxo ka trisan Maxkamadaha Islaamiga iyo Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay deegaanka Kala-beyr

DEC 31, 2008

Arbaco, December 31, 2008(HOL): Xoogag ka risan Maxkamadaha Islaamiga ayaa xalay weerar hoobiye ah ku qaadeen Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay d...

Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland oo la soo doortay (Magaca Xildhibaanka, Beeshiisa iyo Isimka ansixiyay)

Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland oo la soo doortay (Magaca Xildhibaanka, Beeshiisa iyo Isimka ansixiyay)

DEC 31, 2008

Arbaco, December 31, 2008(HOL): Kadib markii guddiga ansixinta xubnaha golaha wakiillada DGPL ay ansixiyeen ayaa shaaca laga qaaday magacyada xildhiba...

Warkii oo dhan »