Wararka Maanta

Banaanbax looga soo horjeedo Xariggii ay Ciidamada Itoobiya u geysteen Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbax looga soo horjeedo Xariggii ay Ciidamada Itoobiya u geysteen Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay

JAN 02, 2009

Jimco, January 02, 2009(HOL): Dadweyne aad u faro badan ayaa maanta waxay banaanbax ka dhigeen Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, iyagoo banaanbaxo...

Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqii Dadka, Gaadiidka iyo Ganacsiga inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye oo uu hakad ku yimid

Dhaqdhaqaaqii Dadka, Gaadiidka iyo Ganacsiga inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye oo uu hakad ku yimid

JAN 02, 2009

Jimco, January 02, 2009(HOL): Waxaa hakad uu ku yimid dhaqdhaqaaqii Dadka, Gaadiidka iyo Ganacsiga deegaannada u dhaxeeya Magaalada Muqdisho iyo Degma...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dad ku dhow 10 Ruux ku dilay Nawaaxiga Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dad ku dhow 10 Ruux ku dilay Nawaaxiga Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho

JAN 02, 2009

Jimco, January 02, 2009(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka waxay dad rayid ah oo tiradooda ku dhowdahay 10 ruux waxay ku dileen nawaaxiga Isgoyska...

Warkii oo dhan »
Wadaad Caan ah oo lagu dilay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Wadaad Caan ah oo lagu dilay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose

JAN 02, 2009

Jimco, January 02, 2009(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose ku dileen Wadaad ca...

Warkii oo dhan »
Dilkii Suxufi Xasan Mayow Xasan ma Daah-fur ayaa looga dhigay Sanadka 2009?

Dilkii Suxufi Xasan Mayow Xasan ma Daah-fur ayaa looga dhigay Sanadka 2009?

JAN 02, 2009

Jimco, January 02, 2009(HOL): Sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2008-da ma'aheyn mid amaan iyo bogaadin xanbaarsan waliba waxaa xusid mudan in Sanadkaas b...

Warkii oo dhan »
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay arrimo ku saabsan dowladdii uu iska casilay, Burcad Badeedka iyo Puntland

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay arrimo ku saabsan dowladdii uu iska casilay, Burcad Badeedka iyo Puntland

JAN 02, 2009

Jimco, January 02, 2009(HOL): Madaxwaynahii hore ee dalka Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo ka qayb galay dhaarinta xildhibaanada barlamanka Puntland a...

Warkii oo dhan »
Mas’uul ka tirsanaa Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo lagu dilay Magaalada Baydhabo

Mas’uul ka tirsanaa Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo lagu dilay Magaalada Baydhabo

JAN 02, 2009

Jimco, January 02, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xalay magaaladaas lagu dilay...

Warkii oo dhan »
Ciyaaraha CECAFA 2008: Xulka K/cagta Soomaliyaa oo laga badiyay ciyaartii ugu horeysay.

Ciyaaraha CECAFA 2008: Xulka K/cagta Soomaliyaa oo laga badiyay ciyaartii ugu horeysay.

JAN 01, 2009

Hiiraan OnlineFaarax Maxamed Cali (Faarax Blue)Tuesday, December 30, 2008 Khamiis, January 01, 2009(HOL): Xulka wadanka Zanzibar ayaa galabta 2-0 ku ...

Warkii oo dhan »
Dagaal iyo Duqeyn ka dhacday Muqdisho

Dagaal iyo Duqeyn ka dhacday Muqdisho

JAN 01, 2009

Khamiis, January 01, 2009(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa waxaa caawa Salaaddii maqrib kadib ka dhacay Dagaal iyo duqeyn ...

Warkii oo dhan »
Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo rajo nabadeed u muujiyay Shacabka Soomaaliyeed

Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo rajo nabadeed u muujiyay Shacabka Soomaaliyeed

JAN 01, 2009

Khamiis, January 01, 2009(HOL): Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeenka iyo Wasiirka Warfaafinta, Dhalinyarada ...

Warkii oo dhan »