Wararka Maanta
Maamulka Puntland oo ka digay Af-duubyo laga geysto Gudaha Puntland, kana warbixiyay wariyaal Ajnabi ah oo la sii daayay
Isniin, January 05, 2009(HOL): Maamulka DGPL ayaa markii ugu horaysay ka hadlay afduuubayada ka dhacaya berriga Puntland, iyadoo maalintii shala...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ay la socdaan Maleeshiyooyin Soomaali ah oo la wareegay gacan ku heynta Degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo
Axad, January 04, 2009(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ay la socdaan maleeshiyooyin Soomaali ah ayaa waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmooyin ka ti...
Warkii oo dhan »
Guddiga Ammaanka Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in aysan xabad isku ridin marka ay baxaan Ciidamada Itoobiya
Axad, January 04, 2009(HOL): Guddiga Ammaanka Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti ee uu hoggaamiyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ...
Warkii oo dhan »
Caawi Caruurtan la xanuunsaneysa cudurro la soo dersay
Axmed Adan Abdi 5 bilood jir ahAxad, January 04, 2009(HOL): Dhamaan waxaa dadweynaha Soomaaliyeed u sheegayaa in ay caawa i soo gaartay arrin de...
Warkii oo dhan »
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in aaney u muuqan baahi ay Ciidamada Maxkamadaha u degaan Saldhigyo Boolis oo Muqdisho ku yaala
Axad, January 04, 2009(HOL): Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in aysan u muuqan baahi ay Ciidamo ka amar qaata Maxk...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka oo isku rasaaseeyay Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho
Axad, January 04, 2009(HOL): Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay isku rasaaseeyeen Isgoyska Jubba ee Magaalada Muq...
Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo ka digay in ay dagaallo dhexmaraan Xoogagga Muqaawamada ee dagaallama Soomaaliya
Axad, January 04, 2009(HOL): Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa ka digay dagaal dhexmara xoogagga Muqaawamada ah ee dagaalka kala soo horjeeda Dowladd...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo qarax lagula beegsaday inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye
Axad, January 04, 2009(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo socday inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, gaar ahaan nawaaxiga Xeradii Asluubta ayaa waxaa la...
Warkii oo dhan »
Dibadbax looga soo horjeedo duqeynta Israa’iil ee Gaza oo lagu qabtay Degmada Buula-burte ee Goballka Hiiraan
Axad, January 04, 2009(HOL): Dibadbaxayaasha oo isugu jiray dhamaan qeybaha Bulshada ayaa socod dheer waxaa ay ku mareen gudaha Degmada Buula-burte iy...
Warkii oo dhan »
Xulka Qaranka K/Cagta Soomaaliyeed oo ka guuleystay Xulka Qaranka ee dalka Tanzania
Sabti, January 03, 2009(HOL) -Xulka Qaranka K/cagta wadanka Soomaaliya ayaa galabta guul-darro dhabarka u saaray dhigiisa wadanka Tanzania, kaddib ci...
Warkii oo dhan »