Wararka Maanta
Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay deegaanka Kala-beyr ee Goballka Hiiraan oo u muuqda kuwo isa sii ballaarinaya
Talaado, January 06, 2009(HOL): Inkastoo la sheegay in Ciidamada Itoobiyaanku ka baxaan Dalka Soomaaliya ayaa dhinaca kale waxaa jira dhaq dhaqaaqyo w...
Warkii oo dhan »
Culimada Soomaaliyeed ee Magaalada Edmonton oo Jaaliyadda Soomaaliyeed kala hadlay sidii loo badbaadin lahaa Da’ yarta soo koreysa
Talaado, January 06, 2009(HOL): Waxaa maalintii Sabtida ee bisha Jannaayo saddexdeedii 2009 kulan diini ah ku qabtay magaalada Edmonton ee gobolka Alb...
Warkii oo dhan »
Ciyaaraha CECAFA: Xulka Qaranka Sooomaaliya oo 3-0 loogu awood sheegtay.
Hiiraan OnlineFaarax Maxamed Cali (Faarax Blue)Isniin, January 05, 2009(HOL) - Kaddib guul tariikhi ah oo Khamiistii xulka Qaranka K/cagta Soom...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya (Garabka Jibouti) oo Baarlamaanka Soomaaliya uga digay in uu Madaxweyne doorto
Isniin, January 05, 2009(HOL): Ibaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti ee uu hoggaamiyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa wuxuu ugu baaqay...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Maxkamadaha Islaamka Garabka Asmara, Raas-kambiini, Caanoole iyo Jabhul Islaamiya ee ka dagaallama Soomaaliya oo Isbaheysi sameystay
Isniin, January 05, 2009(HOL): Xoogagga Maxkamadaha Islaamka Garabka Asmara, Raas-kambiini, Caanoole iyo Jabhul Islaamiya ayaa maanta waxay ku dhawaaq...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Degmada Qansax-dheere ee Gobolka Bay
Isniin, January 05, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Qansax-dheere ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in duleedka degmadaas ay maanta ku dagaalla...
Warkii oo dhan »
Uganda iyo Burundi oo ka wel welsan aayaha Ciidamadooda ku sugan Muqdisho kadib markii ay baxaan Ciidamada Itoobiya
Isniin, January 05, 2009(HOL): Dowladaha Uganda iyo Burundi oo ay Ciidamo ka joogaan Soomaaliya ayaa waxay si weyn uga walaacsan yihiin sida uu noqon ...
Warkii oo dhan »
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Xoogagga ka soo horjeeda oo ka dhacay Degmada Wadajir
Isniin, January 05, 2009(HOL): Dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xoogag hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa saak...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo ka jawaabay hadallo uga yimid Dowladda Federaalka, Al-Shabaab iyo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha
Isniin, January 05, 2009(HOL): Afhayeen u hadlay Maxkamadaha Islaamka ayaa wuxuu jawaab ka bixiyay hadallo maxkamadaha loo jeediyay oo ku saabsanaa sa...
Warkii oo dhan »
Dab baab’iyay Goobo Ganacsi oo ku yaala Degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo
Isniin, January 05, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dab ka kacay suuqa ku yaala Degma...
Warkii oo dhan »