Wararka Maanta

Kaad Cabdi Samad oo noqday Qofkii ugu horeeyay ee lagu Dilo Dalka Koonfurta Africa Sanadkan 2009 ka

Kaad Cabdi Samad oo noqday Qofkii ugu horeeyay ee lagu Dilo Dalka Koonfurta Africa Sanadkan 2009 ka

JAN 07, 2009

Arbaco, January 07, 2009(HOL): Tuugo South African ah ayaa Madaxa xabad uga dhuftay  Kaad C/samad, isagoo ku sugan Dukaan uu ka shaqeynayay oo ku...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo ku xiran Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

Maxamed Dheere oo ku xiran Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

JAN 06, 2009

Talaado, January 06, 2009(HOL): Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa waxay sheeg...

Warkii oo dhan »
Sarkaal u shaqeynayay WFP oo lagu dilay Garbahaarrey

Sarkaal u shaqeynayay WFP oo lagu dilay Garbahaarrey

JAN 06, 2009

Talaado, January 06, 2009(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay maanta dil toogasho ah u geysteen sarkaal u shaqeynayay Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP, ...

Warkii oo dhan »
Gabdhihii K/Kolayga Soomaaliya oo Gudaha Dalka ku sugan  oo baafinaya Gabdhihii K/Kolayga Soomaaliya ee Dibadda u baxay

Gabdhihii K/Kolayga Soomaaliya oo Gudaha Dalka ku sugan oo baafinaya Gabdhihii K/Kolayga Soomaaliya ee Dibadda u baxay

JAN 06, 2009

BIDIX KA BILOW: Falxado Warsame, Sahro Xasan Nadiifo Tuur-yare, Maryan Dheerey Talaado, January 06, 2009(HOL): Gabdhihii Kubadda Kolayga Soomaaliya e...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo sheegay in Beesha Caalamka ay ku guul-dareysteen in ay caawiso Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo sheegay in Beesha Caalamka ay ku guul-dareysteen in ay caawiso Soomaaliya

JAN 06, 2009

Talaado, January 06, 2009(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Seyoum Mesfen oo Wakaaladda Wararka Dalkiisa la hadlayay kadib wada hadallo uu la q...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiye Kooxeedyo ay ka itaal-roonaadeen Xoogagga Muqaawamada Soomaaliya oo sheegay in ay ku biireen Ahlu Sunna Wal-Jamaaca

Hoggaamiye Kooxeedyo ay ka itaal-roonaadeen Xoogagga Muqaawamada Soomaaliya oo sheegay in ay ku biireen Ahlu Sunna Wal-Jamaaca

JAN 06, 2009

Talaado, January 06, 2009(HOL): Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo lagu yaqaanay fidinta Diinta Islaamka ayaa haatan waxay noqotay mid ay sheegtaan h...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo sheegay in aanu jirin Dagaal ay ku jiraan oo ka socda Dalka Soomaaliya

Afhayeenka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo sheegay in aanu jirin Dagaal ay ku jiraan oo ka socda Dalka Soomaaliya

JAN 06, 2009

Talaado, January 06, 2009(HOL): Afhayeenka Dariiqa Ahlu Sunna Wal-Jamaaca Shiikh C/qaadir Shiikh Maxamed Soomow ayaa sheegay in aaney jirin dagaallo a...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

JAN 06, 2009

Talaado, January 06, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ay saaka halkaas gaareen Ciidamo ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii hore ee Aadan Cabdi Ciise (Garaaso) oo sheegay in ay ku biireen Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca

Guddoomiyihii hore ee Aadan Cabdi Ciise (Garaaso) oo sheegay in ay ku biireen Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca

JAN 06, 2009

Talaado, January 06, 2009(HOL): Guddoomiyihii hore ee Degmada Beledweyne isla markaana ahaa Duqa Magaalada Aadan Cabdi Ciise (Aadan Garaaso) ayaa mark...

Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha Puntland General Cadde oo la sheegay in uu ka tanaasulayo xilka uu ka hayo Puntland iyo Musharaxnimadiisa

Madaxwaynaha Puntland General Cadde oo la sheegay in uu ka tanaasulayo xilka uu ka hayo Puntland iyo Musharaxnimadiisa

JAN 06, 2009

Talaado, January 06, 2009(HOL):Madaxwaynaha DGPL Maxamuud Muuse xirsi General Cade ayaa la sheegay in uu iska casilayo xilka uu ka hayo DGPL,iyadoo ma...

Warkii oo dhan »