Wararka Maanta

Gaadiid u muuqda in lagu daabulayo Ciidamada Itoobiya oo saaka u dhaqaaqay Magaalada Muqdisho

Gaadiid u muuqda in lagu daabulayo Ciidamada Itoobiya oo saaka u dhaqaaqay Magaalada Muqdisho

JAN 09, 2009

Jimco, January 09, 2009(HOL): Gaadiid tiro badan oo Ural ah iyo dhowr Kaare-xambaarro oo ay saaran yihiin kaliya Darawallo ayaa saaka waxay ka gudbeen...

Warkii oo dhan »
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo talooyin u jeediyay Madaxweynaha cusub ee Puntland

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo talooyin u jeediyay Madaxweynaha cusub ee Puntland

JAN 09, 2009

Jimco, January 09, 2009(HOL): Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa wuxuu talooyin u jeediyay madaxweynaha c...

Warkii oo dhan »
Shir looga hadlayo Aayaha Gobolka Hiiraan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Shir looga hadlayo Aayaha Gobolka Hiiraan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

JAN 09, 2009

Jimco, January 09, 2009(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa shalay lagu qabtay shir looga hadlayay aayaha Gobolka Hiiraan, ka...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiyo kooxeedyo sheegtay in ay ka tirsan yihiin Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo digniin loo jeediyay

Hoggaamiyo kooxeedyo sheegtay in ay ka tirsan yihiin Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo digniin loo jeediyay

JAN 09, 2009

Jimco, January 09, 2009(HOL): Hoggaamiye kooxeedyo dhawaanahan sheegayay in ay ka mid yihiin Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ayaa waxaa loo jeediyay ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhac ka geystay Degmada Diin-soor ee Gobolka Bay

Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhac ka geystay Degmada Diin-soor ee Gobolka Bay

JAN 09, 2009

Jimco, January 09, 2009(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo gudaha u galay Degmada Diin-soor ee Gobolka Bay ayaa waxay halkaas ka geysteen dhac ay kula kac...

Warkii oo dhan »
Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo loo doortay madaxweynaha Puntland
Puntland oo Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen cusub yeelatay

Puntland oo Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen cusub yeelatay

JAN 08, 2009

Madaxweynaha cusub ee Puntland (Xuquuqda Sawirka Horseednet.com)Khamiis, January 08, 2009(HOL): Waxaa Maanta oo ku beegan maalin Khamiis ah 8 Ja...

Warkii oo dhan »
Xoghayihii guud ee Xisbiga UDUB oo Geeriyooday

Xoghayihii guud ee Xisbiga UDUB oo Geeriyooday

JAN 08, 2009

Marxuum Maxamed Ismaaciil Bullaale Khamiis, January 08, 2009(HOL): Xoghayihii guud ee Xisbiga UDUB Maxamed Ismaaciil Bullaale ayaa maanta ku gee...

Warkii oo dhan »
Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in waqtigii la dooran lahaa Madaxweynaha Soomaaliya ay ka harsan tahay 21 maalmood

Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in waqtigii la dooran lahaa Madaxweynaha Soomaaliya ay ka harsan tahay 21 maalmood

JAN 08, 2009

Khamiis, January 08, 2009(HOL): Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Garabka Jibouti oo ka digay in Baarlamaanka Soomaaliya uu doorto Madaxweyne ay yeelato Dowladda Federaalka

Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Garabka Jibouti oo ka digay in Baarlamaanka Soomaaliya uu doorto Madaxweyne ay yeelato Dowladda Federaalka

JAN 08, 2009

Khamiis, January 08, 2009(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ka digay in Baarla...

Warkii oo dhan »