Wararka Maanta
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo dhamaadka bishan Dowlad-Midnimo-Qaran ku dhisaya Jibouti
Axad, January 11, 2009(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti ayaa waxay ku heshiiyeen in ay d...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku sugan oo shuruud ku xiray in ay ku laabtaan Xarunta Baarlamaanka ee Baydhabo
Axad, January 11, 2009(HOL): Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta u ah Gobolka Mudug ayaa waxay s...
Warkii oo dhan »
Bambo gacmeed lagu tuuray Maqaayad ku taala Magaalada Muqdisho oo dhimasho iyo dhaawac sababtay
Axad, January 11, 2009(HOL): Hal qof ayaa geeriyooday 11 ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii maqaayad ay ku caweynayeen l...
Warkii oo dhan »
Dagaal mar kale ka dhacay Guriceel
Axad, January 11, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in uu saaka mar kale degmadaas ka dh...
Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo markii ugu horeysay ka hadlay qorshaha Maamulkiisa kaga aadan Burcad Badeedda
Axad, January 11, 2009(HOL): Madaxwaynaha Cusub ee DGPL ayaa markii ugu horaysay ka hadlay in maamulkiisa uu wax wayn ka qaban doono dhibaatada burcad...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Degmada Balcad oo degan inkastoo ay xiisad dagaal ka jirto
Axad, January 11, 2009(HOL): Xaaladda Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa xalay iyo saaka degan, inkastoo la sheegayo in ay jirto xiisad d...
Warkii oo dhan »
Masuul ka tirsan Xisbiga Kulmiye oo Xukuumadda Somaliland Xabsiga u taxaabtay
Cabdirashiid Ducaale Qambi, Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland Sabti, 10 January 2009 (HOL) - Cabdiras...
Warkii oo dhan »
Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye oo Xukuumadda Somaliland Xabsiga u taxaabtay
Cabdirashiid Ducaale Qambi oo ah Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland Sabti, 10 January 2009 (HOL): Cabdirashiid Du...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Caruurta Derbi-jiifka ah ee Magaalada Hargeysa oo loo qaybiyay Dhar iyo Kabo
Sabti, 10 January 2009 (HOL): In ka badan 600 oo caruur ayaa ku dayacan Darbiyada waaweyn ee Somaliland oo ku sugan xaalad nololeed oo aad uga liidata...
Warkii oo dhan »
Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo ku laabtay
Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe)Sabti, January 10, 2009(HOL): Waxaa maanta dib ugu laab...
Warkii oo dhan »