Wararka Maanta
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in haddii ay Ciidamada Itoobiya Ciidan ahaan u baxaan ay Siyaasad iyo Ammaan ahaan ugu jiraan Soomaaliya
Arbaco, January 14, 2009(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara Shiikh Xasan Daahir ayaa sheegay in haddii ay Ciidama...
Warkii oo dhan »
Shacabka Puntland oo soo dhaweeyay in Itoobiya ay ka baxo Gudaha Wadanka Somalia
Arbaco, January 14, 2009(HOL): Dhawaan dawladda Itoobiya waxay sheegtay in ciidamadeeda kala baxayso gudaha dalka Somalia, iyadoo durbadiiba ay ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium iyo Xaafado u dhow
Arbaco, January 14, 2009(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa isaga baxay fariisimo ay ku lahayeen Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium, Xaruntii Xisbi...
Warkii oo dhan »
Kaalmo Qalab Caafimaad iyo Dawooyin isugu jirta oo ay ku deeqeen Human Concern International iyo Somali Ottowa Community oo soo gaadhay Hargeysa
Talaado, 13 January 2009 (HOL): Caawimo ka kooban Qalab kuwa Cusbatallada ah iyo Dawooyin, ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Hargeysa, kuwaas oo ay ku...
Warkii oo dhan »
Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Talaado, January 13, 2009(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta wuxuu ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Kaaraan e...
Warkii oo dhan »
Dagaallo dhaca haddii ay Ciidamada Itoobiya baxaan oo laga digay
Talaado, January 13, 2009(HOL): Culumaa’udiin, Odayaal Dhaqameedyo, Hor-joogayaasha Xoogagga Muqaawamada ee ka dagaallama Soomaaliya iyo Guddiga Dib...
Warkii oo dhan »
Xaflad lagu sagootinayo Ciidmada Itoobiya oo Muqdisho lagu qabtay
Talaado, January 13, 2009(HOL): Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa maanta waxaa lagu qabtay xaflad lagu sagootinayay Ciidamada Itoobiya oo muddo ...
Warkii oo dhan »
Shil Diyaaradeed oo maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso
Talaado, January 13, 2009(HOL): Diyaaraddaan ayaa ka soo ka soo duushay dalka Jabuuti ,waxaana markii ay ku soo dagi lahayd Garoonka Boosaaso u ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho
Dhismaha Xarunta Warshaddii Baastada oo ay ku sugan yihiin xoogag Islaamiyiin ah kadib markii ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya Talaado, January...
Warkii oo dhan »
Wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland oo ku dhawaaqay in uu u taagan yahay Murashaxnimada Madaxweyne ee Xisbiga UDUB
Talaado, January 13, 2009(HOL): Wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland, isla markaana ka mid ahaa Wasiiradii ugu muddada dheeraa ee Xilka Wasiirnimo...
Warkii oo dhan »