Wararka Maanta

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay Degmada Afgooye

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay Degmada Afgooye

JAN 16, 2009

Jimco, January 16, 2009(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ku sugnaa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa xalay halkaas isaga baxay, iy...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo qaban-qaabiyay Shir looga hadlayo is-bedelka ku yimid Magaalada Muqdisho

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo qaban-qaabiyay Shir looga hadlayo is-bedelka ku yimid Magaalada Muqdisho

JAN 16, 2009

Jimco, January 16, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Warfaafinta, Dhalinyarada iyo Isboortiga ...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Somaliland oo soo furtay Macallin Masaari ah oo lagu afduubay Magaalada Burco

Ciidamada Booliska Somaliland oo soo furtay Macallin Masaari ah oo lagu afduubay Magaalada Burco

JAN 16, 2009

Jimco, January 16, 2009(HOL): Ciidamada Booliska Somaliland ayaa furtay Macalin Masaari ah oo dorraad lagu afdubay Magaalada Burco ee gobolka Togdheer...

Warkii oo dhan »
Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo oo toogtay mas’uul ka  tirsanaan Maamulkii Isbaheysiga Dooxada Jubba

Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo oo toogtay mas’uul ka tirsanaan Maamulkii Isbaheysiga Dooxada Jubba

JAN 16, 2009

Jimco, January 16, 2009(HOL):  Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa shalay gelinkii d...

Warkii oo dhan »
Qoddobada Heshiis dhex maray Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Somaliland

Qoddobada Heshiis dhex maray Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Somaliland

JAN 16, 2009

Jimco, January 16, 2009(HOL): Xukuumaddaha Somaliland iyo Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa shalay kala saxeexday Heshiis ka kooban qoddobo kala duwan, kuwaa...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya

JAN 15, 2009

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Khamiis, January 15, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuuma...

Warkii oo dhan »
Wada hadallo u socda Garabyada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee Asmara iyo Jibouti

Wada hadallo u socda Garabyada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee Asmara iyo Jibouti

JAN 15, 2009

Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi Khamiis, January 15, 2009(HOL): Mas’uul sare oo u hadlay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara ay...

Warkii oo dhan »
Hay'adda WFP oo soo gabagabeysay raashin-qeybin ay ka waday qeybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Beledweyne

Hay'adda WFP oo soo gabagabeysay raashin-qeybin ay ka waday qeybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Beledweyne

JAN 15, 2009

Khamiis, 15, Janoury, 2009 (HOL)  Todobaadyadii aynu soo dhaafnay waxaa qeybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Beledweyne ka jiray howlo hay'adda WF...

Warkii oo dhan »
Golaha Aqoonnyahanada Goballka Hiiraan oo soo dhaweeyay bixitaanka Ciidamada Itoobiya

Golaha Aqoonnyahanada Goballka Hiiraan oo soo dhaweeyay bixitaanka Ciidamada Itoobiya

JAN 15, 2009

Khamiis, 15, Janoury, 2009 (HOL)  Golaha Aqoonnyahanada Goballka Hiiraan ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in ay tahay tallaabo soo...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo ka wada baxay Magaalada Muqdisho

Ciidamada Itoobiya oo ka wada baxay Magaalada Muqdisho

JAN 15, 2009

Afhayeenka Howl-gallada Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Ciise Caddow oo saxaafadda la hadlaya Khamiis, January 15, 2009(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka a...

Warkii oo dhan »