Wararka Maanta
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo ka digay in la sii barakiciyo Dadkii Muqdisho ka barakacay oo soo noqonaya
Axad, January 18, 2009(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa ka digay in la sii barakiciyo Dadkii Muqdisho ka barakacay oo maalamaha...
Warkii oo dhan »
Barakac ka bilowday Baardheere
Axad, January 18, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in uu degmadaas ka bilowday barakac ay ...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee Muqdishoc iyo Afgooye ka baxay oo ka gudbay Magaalada Baydhabo
Axad, January 18, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay xalay degmadaas gaare...
Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha Puntland oo Magacaabay Golihiisa Wasiirrada
Axad, January 18, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL C/rixmaan Maxamed Faroole ayaa habeenkii xalay ahayd soo magacabay golihiisa wasiirada ,kuwaasi oo ka k...
Warkii oo dhan »
Mas'uuliyiinta Maamulka Islaamiga G/Hiiraan oo soo dhaweeyay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya
Axad, January 18, 2009(HOL): Mas'uuliyiinta Maamulka Islaamiga Goballka Hiiraan ayaa soo dhaweeyay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee Dalka Soomaaliy...
Warkii oo dhan »
Nin Ganacsade ah oo Mobile dartii loogu dilay Boosaaso
Axad, January 18, 2009(HOL): Waxaa xalay xaafadda Laanta Hawada ee magaalada Boosaaso lagu dilay nin ganacsade ah, kaasi oo si weyn looga yaqaanay gud...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya oo ku heshiiyay in ay Dowlad-Midnimo-Qaran ku dhistaan Jibouti
Sabti, January 17, 2009(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti ayaa ku heshiiyay in ay Jibouti...
Warkii oo dhan »
Ururka Al-Shabaab oo sheegay in uu sii wadayo Dagaallada
Sabti, January 17, 2009(HOL): Ururka Al-Shabaab ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu sii wadayo dagaallada ka socda Soomaaliya, uusanna dagaalkaas istaa...
Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo looga digay in ay tagaan Fariisimihii ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya
Sabti, January 17, 2009(HOL): Sarkaal u hadlay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku takhasusay Miinada oo lagu magacaabo Cali...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in Ciidamo Nabad ilaaliyayaal ah loo diro Soomaaliya
Sabti, January 17, 2009(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay qaraar ku saabsan in Ciidamo Nabad ilaaliyayaal ah oo Qaramada Mid...
Warkii oo dhan »