Wararka Maanta
Shiikh Shariif oo Muqdisho ku laabtay, kana hadlay waxaayabah uu socdaalkiisa ku saabsan yahay
Isniin, January 19, 2009(HOL): Waxaa shalay gelinkii dambe dib ugu laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta S...
Warkii oo dhan »
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay in weerar lagu qaado Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho
Isniin, January 19, 2009(HOL): Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka digay in weerar lagu qaado Ciidamada Amisom ee ku sugan ...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa iyo Maleeshiyooyinkii Soomaalida ahaa oo isaga baxay Degmada Baardheere
Isniin, January 19, 2009(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa iyo Maleeshiyooyinkii Soomaalida ahaa ee dhawaanahan ku sugnaa Degmada Baardheere ayaa xal...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo isu soo taagay xilka Madaxweynenimada Dowladda Federaalka Soomaaliya
Isniin, January 19, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo maanta qado sharaf ugu sameeyey Xilidhibaanno, Wa...
Warkii oo dhan »
Iskuulkii Hoose/Dhexe iyo Sare ee Cadaado oo dib loo furay
Waxaa maantay oo khamiis ah xariga laga jaray (15/1/2009) dugsigii hore ee degmada Cadaado oo dib u habayn uu ku sameeyey maamulka degmada Cadaado wax...
Warkii oo dhan »
Caqiidada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (Qeexid)
Isniin, January 19, 2009(HOL): Ahlus-Sunna wal-Jamaaca waxa weeye kooxda badbaadi doonta, waana qolada loo gargaarayo ee uu Nabigu (SCW) ku tilmaamay...
Warkii oo dhan »
Banaanbaxyo lagu taageerayo ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya oo ka dhacay Gobollada Hiiraan, Shabeeleha Dhexe iyo Banaadir
Axad, January 18, 2009(HOL): Magaalooyinka Muqdisho, Jowhar iyo Beledweyne ee Gobollada Banaadir, Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa maanta waxaa ka dh...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Ururrada Al-Shabaab iyo Raas-Kambooni ku eedeeyay in aysan rabin Nabad ka dhalata Magaalada Muqdisho
Axad, January 18, 2009(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu ku eedeeyay dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab iyo Mucaskarka Raas-kambooni in aysan doo...
Warkii oo dhan »
Ardeyda Jaamacadda Muqdisho faraceeda Puntland oo Imtixaankii finalka u fariistay
Axad, January 18, 2009(HOL): Ardayda wax ka barata qeybaha kala duwan ee Jaamacadda Muqdisho faraca Puntland ayaa marka ay Taariikhdu ku beegneyd 17/0...
Warkii oo dhan »
Dagaalkii ugu horeeyay oo xalay Muqdisho ka dhacay kadib bxiitaankii Ciidamada Itoobiya
Axad, January 18, 2009(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dagaalkii ugu horeeyay tan iy...
Warkii oo dhan »