Wararka Maanta
Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu weeraray Baardheere
Sabti, January 17, 2009(HOL): Xoogag hubeysan ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen fariisin ay Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Maleeshiyooyin Soomaali ah ku l...
Warkii oo dhan »
Shiikh Aadan Madoobe iyo Nuur Cadde oo ka qeybgelaya Shir ka dhacaya Dalka Kuweyt
Sabti, January 17, 2009(HOL): Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) iyo Sii hayaha Xilka Ra’iisa...
Warkii oo dhan »
Ibraahim iyo Ifraax Waa Dhaawac culus Xaaladdoodana Dalka Gudahiisa waxba waa looga qaban waayay (aan ka wada qeyb qaadanno caawintooda)
Sabti, January 17, 2009(HOL): Ibraahim Tifow Aadan iyo Ifraax Maxamuud Maxamed labadaba waa dhaawac cuslus waxaa ku dhacday rasaas ay ku fureen malees...
Warkii oo dhan »
Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow oo ka hadlay iska horimaad shalay ku dhaxmaray deegaanka Kala-beyr Ciidamo ka tirsan Maxkamadaha iyo kuwii Maamulkii hore ee Goballka
Sabti, January 17, 2009(HOL): Guddoomiyaha Midowgga Maxkamadaha Goballka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow oo wareysi siiyay qalabka Warbaahinta...
Warkii oo dhan »
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga oo Xilal Isboorti u magacaabay C/qaadir Shiikha iyo Cusmaan Shiis
Sabti, January 17, 2009(HOL): Shir uu yeeshay Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga ayaa looga hadlay arrimo faro badan oo ku aadan sidii sare loog...
Warkii oo dhan »
Madaxwayne Faroole oo laga sugayo in uu soo dhiso Golihiisa Wasiirrada
Sabti, January 17, 2009(HOL): Madaxwaynaha Cusub ee DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa lagu wadaa in uu soo magacaabo golihiisa xukuumadda, iyadoo dh...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Cabdi Cabdule Saciid {Jinni Boqor} oo isu sotaagay xilka madaxweynenimada Soomaaliya
Sabti, January 17, 2009(HOL): Xildhibaan Cabdi Cabdulle Jinni Boqor oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Ma...
Warkii oo dhan »
Yemen oo lagu wado in Burcad Badeed Soomaali ah ay u soo gacan galiso
Jimco, January 16, 2009(HOL) - Dawlada wadanka Yemen ayaa sheegtay in afar nin oo Burcad badeed Soomaali ah ay u soo gacan galinayso Maamulka Puntland...
Warkii oo dhan »
Dad badan oo isugu soo baxay Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium
Jimco, January 16, 2009(HOL): Dad badan oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta waxay isugu soo baxeen Garoonka Kub...
Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo markii ugu horeysay maanta banaanbax isugu imaanaya kadib bixitaankii Ciidamada Itoobiya
Jimco, January 16, 2009(HOL): Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa maanta markii ugu horeysay waxay isugu imaanayaan isu soo baxoodii ugu weynaa, i...
Warkii oo dhan »