Wararka Maanta
Baaqyada ku saabsan in ay Dadka Soomaaliyeed wada hadlaan oo isa soo taraya
Khamiis, January 15, 2009(HOL): Waxaa isa soo taraya baaqyada ku saabsan in ay dadka Soomaaliyeed wada hadlaan kadib marka ay dalka Soomaaliya k...
Warkii oo dhan »
Waddooyinka Wadnaha, Sodonka iyo Warshadaha oo dib u howlgalay kadib labo sano ah oo ay u xirnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah
Khamiis, January 15, 2009(HOL): Waxaa saaka si rasmi ah u shaqeynaya Waddooyinka Wadnaha, Sodonka iyo Warshadaha oo muddo labo sano ah u xirnaa ...
Warkii oo dhan »
Degmada Buula-burte ee Goballka Hiiraan oo ay ka qudbeeyeen Saraakiil sheegtay in ay ka tirsan yihiin Ururka ONLF
Khamiis, January 15, 2009(HOL): Warar ka soo gaaray HOL Degmada Buula-burte ee Goballka Hiiraan ayaa sheegay in goor dhaw dadka ku dhaqan Degmada ay l...
Warkii oo dhan »
Xoogag Islaamiyiin ah oo bilaabay in ay la wareegaan Saldhigyo iyo Isgoysyo ay horay ugu sugnaayeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya
Arbaco, January 14, 2009(HOL): Xoogag Islaamiyiin ah oo ka mid ah kuwii dagaalka kala soo horjeeday ayaa waxay bilaabeen in ay la wareegaan fariisimo ...
Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo gudbiyay Shuruudaha laga doonayo qofka xilkaas doonaya
Arbaco, January 14, 2009(HOL): Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu shaaciyay shuruudaha laga doonaya qofk...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay Fariisimadii ay Saaka ka baxeen Ciidamada Itoobiya
Shiikh C/raxiin Ciise Caddow Arbaco, January 14, 2009(HOL): Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegay in ay la wareegeen Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho...
Warkii oo dhan »
Ururka Islaax oo ugu baaqay dhinacyada isku haya Soomaaliya in ay ka wada hadlayaan waxyaabaha ay isku hayaan
Arbaco, January 14, 2009(HOL): Ururka Islaax oo horayba u aaminsanaa in joogitaanka ciidamada Itoobiya wadanka gudihiisa ay sii adkaynaysay dhibaatooy...
Warkii oo dhan »
Dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne oo si weyn u hadal haya ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee Magaalada Muqdisho
Arbaco, January 14, 2009(HOL): War farxad leh oo waliba u roon inta badan dhagaha shacabka Soomaaliyeed ayaa lagu tilmaami karaa in la maqlo Ciidamadi...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo soo dhaweeyay Ciidamada Itoobiya ee ka baxay Fariisimo ku yaala Magaalada Muqdisho
Arbaco, January 14, 2009(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya (garabka Jibouti) Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa soo dhaweeyay cii...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo maamulka G/Banaadir ugu baaqay in uu guryahooda ku soo celiyo Dadkii Muqdisho ka barakacay
Arbaco, January 14, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maamulka Gobolka Banaadir ugu...
Warkii oo dhan »