Wararka Maanta

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Muqdisho ku laabtay

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Muqdisho ku laabtay

JAN 12, 2009

Isniin, January 12, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha KMG ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo Wafdi uu hoggaaminay...

Warkii oo dhan »
Ka qeyb-qaado gurmadka loo sameynayo Caruurta Xanuuneysa ee aan gudaha Dalka Soomaaliya wax looga qaban karin

Ka qeyb-qaado gurmadka loo sameynayo Caruurta Xanuuneysa ee aan gudaha Dalka Soomaaliya wax looga qaban karin

JAN 12, 2009

Isniin, January 12, 2009(HOL): Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga dhoofiyay  Shukri Maxamed Cabdi oo buro a...

Warkii oo dhan »
Madaxa Xabad-joojinta Guddiyada Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo sheegay in Ciidamada Itoobiya oo Muqdisho xabad lagu joojiyay

Madaxa Xabad-joojinta Guddiyada Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo sheegay in Ciidamada Itoobiya oo Muqdisho xabad lagu joojiyay

JAN 12, 2009

Xuseen Siyaad Qoor-gaab Isniin, January 12, 2009(HOL): Madaxa xabad-joojinta Guddiyada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xore...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay duleedka Baardheere

Dagaal ka dhacay duleedka Baardheere

JAN 12, 2009

Isniin, January 12, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in uu duleedka Degmadaas ka dhacay da...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Degmada Guriceel oo degan kadib dagaal khasaare geystay oo shalay ka dhacay

Xaaladda Degmada Guriceel oo degan kadib dagaal khasaare geystay oo shalay ka dhacay

JAN 12, 2009

Isniin, January 12, 2009(HOL): Xaaladda Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka degan, iyadoo xalayna ay ku jirtay bandow ay ku soo rogeen xo...

Warkii oo dhan »
Degmada Beledweyne oo markii ugu horeysay loo sameeyay Maamul Islaami ah

Degmada Beledweyne oo markii ugu horeysay loo sameeyay Maamul Islaami ah

JAN 12, 2009

Isniin, January 12, 2009(HOL): Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Islaamiga ah ee Goballka Hiiraan Xasan Shiikh ayaa Xarunta Xafiiska Maamulka Goballka H...

Warkii oo dhan »
Jen.Cadde Muuse oo loo magacaabay la taliyaha Madaxweynaha cusub ee Puntland ee dhanka baarista Shidaalka iyo khayraadka

Jen.Cadde Muuse oo loo magacaabay la taliyaha Madaxweynaha cusub ee Puntland ee dhanka baarista Shidaalka iyo khayraadka

JAN 12, 2009

Isniin, January 12, 2009(HOL): Madaxwaynihii hore ee  DGPl General Maxamuud Muuse Xirsi Cadde oo isugu xafiiska ku wareejiyay madaxwayne Faroole ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Ghana oo sheegtay in ay Ciidamo u soo direyso Soomaaliya

Dowladda Ghana oo sheegtay in ay Ciidamo u soo direyso Soomaaliya

JAN 12, 2009

Isniin, January 12, 2009(HOL): Madaxweynaha cusub ee Dalka Ghana Mr. John Atta Mills ayaa u ballanqaaday Midowga Afrika in Dalkiisa uu si deg deg ah u...

Warkii oo dhan »
Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in 26-ka bishan ay dhaceyso Doorasahda Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya

Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in 26-ka bishan ay dhaceyso Doorasahda Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya

JAN 11, 2009

Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya-Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe)Axad, January 11, 2009(HOL): Sii hayaha Xilka Madaxweyn...

Warkii oo dhan »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay Degmada Guriceel

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay Degmada Guriceel

JAN 11, 2009

Axad, January 11, 2009(HOL): Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac ah geystay oo maanta ka dhacay Degmada ...

Warkii oo dhan »