Wararka Maanta

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka digay in lagu deg-dego doorashada madaxweyne ay yeelato Dowladda Federaalka

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka digay in lagu deg-dego doorashada madaxweyne ay yeelato Dowladda Federaalka

JAN 10, 2009

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya- Ibraahim Xabeeb NuurSabti, January 10, 2009(HOL): Wasiir ka tirsan Xukuum...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in uu wax ka qabanayo ammaanka Magaalada Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in uu wax ka qabanayo ammaanka Magaalada Muqdisho

JAN 10, 2009

Sabti, January 10, 2009(HOL): Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa wuxuu maanta shaaca ka qaaday in uu wax ka qabanayo amni darro sii baaheyso oo M...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay degmada Balcad

Dagaal ka dhacay degmada Balcad

JAN 10, 2009

Sabti, January 10, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in uu degmadaas saaka ka dhaca...

Warkii oo dhan »
Shan ka mid ah Burcad Badeed heystay Markabkii Saliidda waday ee Sacuudiga oo geeriyooday

Shan ka mid ah Burcad Badeed heystay Markabkii Saliidda waday ee Sacuudiga oo geeriyooday

JAN 10, 2009

Sabti, January 10, 2009(HOL): Shan ka mid ah Kooxo Burcad Badeed ah oo dhawaanahan af-duub ku heystay Markab Sacuudiga laga leeyahay oo ay ku rarneyd ...

Warkii oo dhan »
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Nairobi oo diiday in ay ku laabtaan Baydhabo

Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Nairobi oo diiday in ay ku laabtaan Baydhabo

JAN 10, 2009

Sabti, January 10, 2009(HOL): Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta u ah Dalka Kenya ayaa waxay shee...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya (Garabka Jibouti oo  Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ku eedeeyay in aysan rabin in ay Ciidamada Itoobiya baxaan

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya (Garabka Jibouti oo Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ku eedeeyay in aysan rabin in ay Ciidamada Itoobiya baxaan

JAN 10, 2009

Sabti, January 10, 2009(HOL): Mas’uul u hadlay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti ayaa beeniyay eedeymo dhawaan loo jeediyay Isba...

Warkii oo dhan »
UGAAS C/RAXMAAN UGAAS KHALIIF : “Dhamaan Umadda Soomaaliyeed iyo Jaaliyadaha dibadda waxaan ugu baaqayaa in ay gacan ka geystaan dhismaha Wadada Dhexmarta G/Hiiraan”

UGAAS C/RAXMAAN UGAAS KHALIIF : “Dhamaan Umadda Soomaaliyeed iyo Jaaliyadaha dibadda waxaan ugu baaqayaa in ay gacan ka geystaan dhismaha Wadada Dhexmarta G/Hiiraan”

JAN 10, 2009

Sabti, January 10, 2009(HOL): Tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay bur burtay Dowladii dhexe ee Dalka Soomaaliya waxaa meesha ka baxay inta badan kaab...

Warkii oo dhan »
Banaanbaxyo looga soo horjeedo dhibaatada ay Israa'iil ku heyso Dad Reer Falastiin oo maanta ka dhacay Magaalada Nairobi

Banaanbaxyo looga soo horjeedo dhibaatada ay Israa'iil ku heyso Dad Reer Falastiin oo maanta ka dhacay Magaalada Nairobi

JAN 09, 2009

Jimco, January 09, 2009(HOL): Masjida Jaamiya Mosco ee magalada Nairobi oo ay Salaaddii Jimcaha ku tukadeen Dadweyne aad u faro badan oo ay ka mid aha...

Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeedo weerarrada Israa'iil ay ku heyso dadka Reer Falastiin oo ka dhacay Magaalada Beledweyne

Banaanbax looga soo horjeedo weerarrada Israa'iil ay ku heyso dadka Reer Falastiin oo ka dhacay Magaalada Beledweyne

JAN 09, 2009

Jimco, 9, January, 2009 (HOL)  Kadib Salaaddii Jimcaha ee maanta waxaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Goballka Hiiraan ka dhacay dibadbax a...

Warkii oo dhan »
Banaanbaxyo looga soo horjeedo dhibaatada ay Israa’iil ku heyso Dad Reer Falastiin oo maanta ka dhacay Degmooyin ka tirsan Dalka Soomaaliya

Banaanbaxyo looga soo horjeedo dhibaatada ay Israa’iil ku heyso Dad Reer Falastiin oo maanta ka dhacay Degmooyin ka tirsan Dalka Soomaaliya

JAN 09, 2009

Jimco, January 09, 2009(HOL): Banaanbaxyadan oo ka dhacay Magaalooyin ka tirsan Dalka Soomaaliya oo aan ka xusi karno Magaalada Muqdisho, Jowhar iyo B...

Warkii oo dhan »