Wararka Maanta

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in ka bixid la’aanta Soomaaliya ee Ciidamada Itoobiya ay ku eedeynayaan Beesha Caalamka

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in ka bixid la’aanta Soomaaliya ee Ciidamada Itoobiya ay ku eedeynayaan Beesha Caalamka

JAN 08, 2009

Khamiis, January 08, 2009(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu ka xun yahay in aysan Ciidamad...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isku rasaaseeyay Degmada Xamar Ja-jab ee Gobolka Banaadir

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isku rasaaseeyay Degmada Xamar Ja-jab ee Gobolka Banaadir

JAN 08, 2009

Khamiis, January 08, 2009(HOL): Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay isku rasaaseeyeen nawaaxiga Hote...

Warkii oo dhan »
HOOY XALIIMO CABDULLE CUMAR :“Dhimashadii Wiilkeyga kadib ma helin wax akhbaar ah, waxaana uu ii sheegay intii uu noolaa hanti uu heysto in uu aniga igu qoray”

HOOY XALIIMO CABDULLE CUMAR :“Dhimashadii Wiilkeyga kadib ma helin wax akhbaar ah, waxaana uu ii sheegay intii uu noolaa hanti uu heysto in uu aniga igu qoray”

JAN 08, 2009

Khamiis, January 08, 2009(HOL): Hooyo Xaliimo C/dulle Cumar waa 85-sano jir ku nool Magaalada Jalalaqsi ee Goballka Hiiraan, waxaana si weyn uga muuqd...

Warkii oo dhan »
Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka haray tartankii CECAFA

Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka haray tartankii CECAFA

JAN 07, 2009

Hiiraan OnlineFaarax Maxamed Cali (Faarax Blue) Arbaco, January 07, 2009(HOL) - Xulka qaranka K/cagta wadanka Soomaaliya ayaa galabta si rasmi ah...

Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye oo ku eedeeyay Itoobiya in ay ka baxday ballantii ahayd in ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya

Odayaasha Beelaha Hawiye oo ku eedeeyay Itoobiya in ay ka baxday ballantii ahayd in ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya

JAN 07, 2009

Arbaco, January 07, 2009(HOL): Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta shaaca ka qaaday in Dowladda Itoobiya ay ka baxday ballanqa...

Warkii oo dhan »
Dagaal Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xoogagga Al-Shabaab ku dhexmaray inta u dhaxeysa Degmooyinka Baydhabo iyo Diin-soor ee Gobolka Bay

Dagaal Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xoogagga Al-Shabaab ku dhexmaray inta u dhaxeysa Degmooyinka Baydhabo iyo Diin-soor ee Gobolka Bay

JAN 07, 2009

Arbaco, January 07, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu maanta dagaal xooggan ka dhacay in...

Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Isgoyska Towfiiq oo ay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya

Qarax ka dhacay Isgoyska Towfiiq oo ay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya

JAN 07, 2009

Arbaco, January 07, 2009(HOL): Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa Isgoyska Hotel Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid ayaa ...

Warkii oo dhan »
Raashin qeybin Hay'adda WFP ay ka waday qeybo ka mid ah Xaaafadaha Magaalada Beledweyne oo sababtay dhimashada iyo dhaawaca Dad rayid ah

Raashin qeybin Hay'adda WFP ay ka waday qeybo ka mid ah Xaaafadaha Magaalada Beledweyne oo sababtay dhimashada iyo dhaawaca Dad rayid ah

JAN 07, 2009

Arbaco, January 07, 2009(HOL): Inta la ogyahay Qof rayid ah ayaa ku geeriyooday mid kalana waa uu ku dhaawacmay howlo Raashin qeybin ah oo ay Hay'adda...

Warkii oo dhan »
Xoogagga Jabhul Islaamiya oo sheegay in ay Maxkamad soo taagayaan Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ay dhawaan qabteen

Xoogagga Jabhul Islaamiya oo sheegay in ay Maxkamad soo taagayaan Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ay dhawaan qabteen

JAN 07, 2009

Arbaco, January 07, 2009(HOL): Mas’uul u hadlay Xoogagga Jabhul Islaamiya oo ka mid ah Xoogagga dagaalka kala soo horjeeda Dowladda Federaalka Sooma...

Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in Maleeshiyooyinka Soomaalida ah ee la safan Ciidamada Itoobiya la dilayo haddii la qabto xitaa haddii ay dhaawac yihiin

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in Maleeshiyooyinka Soomaalida ah ee la safan Ciidamada Itoobiya la dilayo haddii la qabto xitaa haddii ay dhaawac yihiin

JAN 07, 2009

Arbaco, January 07, 2009(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay Ciidamo Itoo...

Warkii oo dhan »