Wararka Maanta

Laba Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Somaliland oo lagu dilay Gobolka Sool

Laba Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Somaliland oo lagu dilay Gobolka Sool

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL):  Laba Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Somaliland ayaa maanta lagu dilay Magaalada Widhwidh ee gobolka Sool, halkaas ...

Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay fariisimo ka sameysteen Saldhigyada Booliska Howl-Wadaag, Hodan iyo Huriwaa ee Magaalada Muqdisho

Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay fariisimo ka sameysteen Saldhigyada Booliska Howl-Wadaag, Hodan iyo Huriwaa ee Magaalada Muqdisho

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL): Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Ciise Caddow oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa s...

Warkii oo dhan »
Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo mar kale maanta ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo mar kale maanta ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL): Dagaal ayaa maanta mar kale waxaa uu ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, iyadoo dagaalkaasina uu la xiriiro...

Warkii oo dhan »
Baarlamanka cusub ee Puntland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeenno

Baarlamanka cusub ee Puntland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeenno

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL): Xildhibaannada Barlamanka DGPL ayaa maanta doortay guddoomiye cusub, kaasi oo guddoomiye u noqonaya Baarlamanka cusub ee...

Warkii oo dhan »
labada Mas'uul ee hadda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Addis Ababa ku sugan

labada Mas'uul ee hadda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Addis Ababa ku sugan

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL): Waxaa magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya ku sugan sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiya...

Warkii oo dhan »
Ciidamo aan heybtooda la garaneyn oo degay Saldhigyo Boolis oo Muqdisho ku yaala

Ciidamo aan heybtooda la garaneyn oo degay Saldhigyo Boolis oo Muqdisho ku yaala

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL): Ciidamo tiro badan oo aan heybtooda (Cidda ay ka amar qaataan) la garan ayaa waxay degeen saldhigyada Booliska Degmooyin...

Warkii oo dhan »
Qeyb ka mid ah Suuqa Islii ee magaalada Nairobi oo  gubatay

Qeyb ka mid ah Suuqa Islii ee magaalada Nairobi oo gubatay

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee xarunta u ah Dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in uu xalay dab ka kacay qe...

Warkii oo dhan »
Degmada Guriceel oo xalay bandow ku jirtay

Degmada Guriceel oo xalay bandow ku jirtay

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL): Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku jirtay bandow ay ku soo rogeen xoogag ka amar q...

Warkii oo dhan »
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo dadka Gaalkacyo ugu baaqay in ay soo dhaweeyaan cid kasta oo Nabadda Soomaaliya ka shaqeyneysa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo dadka Gaalkacyo ugu baaqay in ay soo dhaweeyaan cid kasta oo Nabadda Soomaaliya ka shaqeyneysa

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL): Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo shalay ku laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Goballka Gal-gaduud oo u dhaqaaqay dhinaca Xadka

Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Goballka Gal-gaduud oo u dhaqaaqay dhinaca Xadka

JAN 03, 2009

Sabti, January 03, 2009(HOL): Wararka laga helayo Goballka Gal-gaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamadii Itoobiya ee todobaadyadii ay...

Warkii oo dhan »