Wararka Maanta
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Xoogagga Muqaawamada ugu baaqay in ay Ciidamada Itoobiya fursad u siiyaan in ay baxaan
Arbaco, December 24, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimda Beelaha Hawiye ayaa ugu baaqay Xoogagga Muqaawamada ah ee ka dagaallama Soomaaliya in ay ...
Warkii oo dhan »
Isbahaysiga Dib u xogeynta iyo Dowladda Federaalka oo si wadajir ah u dalbaday Ciidamo Caalami ah oo nabad-ilaalin ka sameeya Soomaaliya
Arbaco, December 24, 2008(HOL): Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray war mur...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Xukuumadda Federaalka Soomalaiya oo isku tuur-tuuraya wax ka qabashada Amniga Magaalada Muqdisho
Arbaco, December 24, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ee dhawaan la doortay iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay u muuqdaan kuwo isku t...
Warkii oo dhan »
Ganacsigii degmada Dharkeyley ee G/Banaadir oo la xiray
Arbaco, December 24, 2008(HOL): Waxaa saakay la xiray dhammaan ganacsiga degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir, kaddib markii halkaas shalay lagu to...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda WFP oo booqday degmada Saakoow ee Gobolka Jubbada dhexe
Arbaco, December 24, 2008(HOL): Wafdi ka socda hay'adda WPF oo ka kooban afar qof ayaa booqday shalay gelinkii dambe degmada Saakoow ee Gobolka ...
Warkii oo dhan »
Garsoorayaasha kubadda cagta Soomaaliya oo loo qabtay Seminaar
Arbaco, December 24, 2008(HOL): Shalay ayaa hotelka Jeddah ee magaalada Muqdisho waxaa ka furmay seminaar ay ka qeyb qaadanayaan 20 garsoore oo ah kuw...
Warkii oo dhan »
Xukun qas qaas ah oo maanta lagu fuliyay Sarkaal ka tirsanaa Midowgga Maxkamadaha Goballka Hiiraan.
Talaado, 23, 12, 2008 (HOL) - Waxaa maanta Xukun qas qaas ah ay ku riday Maxkamada Degmada Beledweyne C/llaahi Xasan Bare oo ka tirsanaa Saraakii...
Warkii oo dhan »
Carwo-buugeeddii Jibouti 2008 oo la soo gabagabeeyay
Talaado, December 23, 2008(HOL): Waxaa 22-kii December 2008 lagu soo gebageebayay Xarunta Jaamacadda Djibouti Carwo-Buugeeddii Jibouti 2008 oo u...
Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha Puntland oo sheegay in Xaaladda Soomaaliya ay khatar geli doonto sanadaha soo socda
Talaado, December 23, 2008(HOL): Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi oo maalin ka hor lagu soo dhaweeyay magaalada Qard...
Warkii oo dhan »