Wararka Maanta
CUMAR XAASHI: "Waxaan diyaar u nahay inaan la wareegno saldhigyada ay ka baxayaan Ciidamada Itoobiya”
Talaado, December 23, 2008(HOL): Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti Col. Cumar Xaashi Aadan o...
Warkii oo dhan »
WAR FARXAD LEH: Qalliinkii Cajaba Maxamed (gabar yar oo buro weyn ay ku taalay) oo lagu guuleystay
Sida ay ahayd Cajabo Qalliinka ka horTalaado, December 23, 2008(HOL): Dhamaan umadda Soomaliyeed waxaan u sheegayaa in maanta laga s...
Warkii oo dhan »
Madaafiic lagu duqeeyay Suuqa Bakaaraha
Talaado, December 23, 2008(HOL): Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya ayaa lagu duqeeyay madaafiic xooggan, kuwaasi oo ka soo dhacaya...
Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo waqtiga ay Muqdisho joogayaan u kordhiyay Ciidamada Uganda iyo Burundi
Talaado, December 23, 2008(HOL): Golaha Ammaanka Midowga Afrika ayaa go’aan ku gaaray in Ciidamada Burundi iyo Uganda ee ku sugan Caasimadda S...
Warkii oo dhan »
Maxkamadda Degmadda Beledweyne oo bilaawday dhageysiga Dacwad ka dhan ah Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha oo horay u dilay Saraakiil ka tirsanaa Maamulka Islaamiga
Talaado, December 23, 2008(HOL): C/llaahi Xasan Barre oo ka tirsan Saraakiisha Maxkamadaha Goballka Hiiraan isla markaana hor jooge u ahaa Ciidamada X...
Warkii oo dhan »
Somaliland oo Xukun ku ridday Rag loo haystay Budhcad-Badeednimo
Isniin, 22 December 2008 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa maanta Xukun ku ridday 5-Nin oo ay sheegtay inay ku caddaatay fal Budhcad-Badee...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Garoonka Jomo Kenyata kulan gaaban kula yeeshay Jendayi Frazer
Isniin, December 22, 2008(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo Na...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika oo shir ka leh Arrimaha Soomaaliya
Isniin, December 22, 2008(HOL): Golaha Ammaanka ee Midnimada Afrika ayaa arrimaha Soomaaliya wuxuu maanta uga shirayaa Magaalada Addis Ababa ee xarunt...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in haddii ay Ciidamada Itoobiya ka baxayaan Soomaaliya ay Xoogagga Islaamiyiinta ah la wareegi doonaan Soomaaliya
Isniin, December 22, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo haatan ku sugan Magaalada Nairobi ee Xarunta u ah...
Warkii oo dhan »
Ra'iisul wasaarihii uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Yuusuf oo sheegay inuu baarlamaanka hortegayo, Xukuumadna uu soo dhisayo
Isniin, December 22, 2008(HOL): Ra'iisul wasaarihii uu dhawaan magacaabay Madaxweyne C/llaah Yuusuf Axmed oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Guuleed G...
Warkii oo dhan »