Wararka Maanta
Xabsiga Magaalada Beledweyne oo la gaarsiiyay gacan ku dhiigle ka danbeeyay dilka labo ka mid ah Saraakiisha Maxkamadaha Islaamiga Goballka Hiiraan
Sabti, December 20, 2008(HOL): Waxaa habeennimadii xalay la soo gaarsiiyay Xabsiga Magaalada Beledweyne C/llaahi Xasan Bari oo maalin ka hor ku toogta...
Warkii oo dhan »
Dagaal khasaarooyin kala duwan geystay oo xalay ka dhacay degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir
Sabti, December 20, 2008(HOL): Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu dhintayu halka 10 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda Federa...
Warkii oo dhan »
Deegaanno ku yaala galbeedka Gobolka Shabeellada Dhexe oo laga soo sheegayo biyo la'aan baahsan
Sabti, December 20, 2008(HOL): Wararka ka imaanaya galbeedka Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya inay biyo la'aan xoogan ka jirto deegaano iyo tuu...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo ka digay xaalufin lagu sameeyo khayraadka xeebaha Puntland ku jira
Sabti, December 20, 2008(HOL): Maamulka DGPL ayaa markii ugu horaysay ka hadlay maraakiib la sheegay in ay xaalufiyaan xeebaha Puntland,.kuwaasi oo qa...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo socdaal ugu kicitamay dalalka Jabuuti iyo Itoobiya
Jimco, 18 December 2008 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka amba-baxay Magaalada Har...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Jarmalka oo meel-mariyay in uu Markab Dagaal u diro Xeebaha Soomaaliya
Jimco, December 19, 2008(HOL): Baarlamaanka Jarmalka ayaa maanta waxaa uu isku raacay in Dowladda Jarmalka ay Markab dagaal u dirto Xeebaha Soomaaliya...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Jabuuti kadib maalmo uu Muqdisho ku sugnaa
Jimco, December 19, 2008(HOL): Wafdi uu hoggaamiyo guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland iyo Dawlada yemen oo iska kaashanaya la dagaalanka Burcad Badeedka
Jimco, December 19, 2008(HOL): Ciidamada badda ee maamulka Puntland ayaa bilaabay hawlgallo ka dhan ah la dagaalanka Burcad badeedka oo beryihii u dam...
Warkii oo dhan »
Qarax khasaare geystay oo maanta ka dhacay Baydhabo
Jimco, December 19, 2008(HOL): Qarax bambaano oo lala beegsaday ciidamo boolis ah oo maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa sababay inuu dhinto hal ...
Warkii oo dhan »