Wararka Maanta

Carwo-buugeedda Djibuuti 2008 ee Buugaagta Afka Hooyo

Carwo-buugeedda Djibuuti 2008 ee Buugaagta Afka Hooyo

DEC 18, 2008

Ogeysiis Muhiim ah Khamiis, December 18, 2008(HOL): Dadweynaha jecel suugaanta iyo akhriska waxaa loogu bishaaraynayaa in dhawaan la qaban doono Carw...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Muqdisho gaaray, ugana sii gudbay Jibojuti

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Muqdisho gaaray, ugana sii gudbay Jibojuti

DEC 18, 2008

Khamiis, December 18, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa m...

Warkii oo dhan »
Jawiga Magaalada Beledweyne oo kacsan kadib markii maanta is-rasaaseyn ku dhexmartay kooxo iska soo horjeeda

Jawiga Magaalada Beledweyne oo kacsan kadib markii maanta is-rasaaseyn ku dhexmartay kooxo iska soo horjeeda

DEC 18, 2008

Khamiis, December 18, 2008(HOL): Xaaladda Magaalada Beledweyne ee Xarunta ah Goballka Hiiraan ayaa wali u muuqata mid xaaladdeeda kacsan tahay kadib m...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in dacwad laga keenay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in dacwad laga keenay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed

DEC 18, 2008

Khamiis, December 18, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa shaaca ka qaaday in uu gac...

Warkii oo dhan »
Afar ruux oo siyaabo kala duwan loogu dilay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye

Afar ruux oo siyaabo kala duwan loogu dilay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye

DEC 18, 2008

Khamiis, December 18, 2008(HOL): Afar ruux ayaa maanta siyaabo kala duwan loogu dilay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Labo ka...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Qaramada Midobay oo booqday Jowhar

Wafdi ka socda Qaramada Midobay oo booqday Jowhar

DEC 18, 2008

Khamiis, December 18, 2008(HOL): Xubno ka tirsan Hay'adaha Gargaarka ee Qarmmada Midoobay ayaa maanta gaaray degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhe...

Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay heshiiskii Jabuuti, iyadoo loo qaybiyay mooshin ka dhan ah Madaxweyne C/llaahi Yuusuf

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay heshiiskii Jabuuti, iyadoo loo qaybiyay mooshin ka dhan ah Madaxweyne C/llaahi Yuusuf

DEC 18, 2008

Khamiis, December 18, 2008(HOL):Xildhibaannada Baarlamaanka Somalia ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Baydhabo, kaasoo ay ku ansixiyeen heshiisk...

Warkii oo dhan »
Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha oo sheegay inaysan ogolaanayn in ganacsi dhacday lagu gado suuqa

Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha oo sheegay inaysan ogolaanayn in ganacsi dhacday lagu gado suuqa

DEC 18, 2008

Khamiis, December 18, 2008(HOL):Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay inaysan aqbalayn mar dambe in lagu iibiyo gudaha suuqaas raashin, dawo iyo wa...

Warkii oo dhan »
Hub si sharci darro ah ugu qulqulaya Somalia

Hub si sharci darro ah ugu qulqulaya Somalia

DEC 18, 2008

Abdirahman AynteBBCSomali.com Khamiis, December 18, 2008(HOL):Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in hub sharci darro ah uu kusoo qulqulayo Somalia . Gudd...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Bari oo wax laga xumaado ku tilmaamay cunaqabateyntii ay Dowladda Kenya ku soo rogtay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed

Maamulka Gobolka Bari oo wax laga xumaado ku tilmaamay cunaqabateyntii ay Dowladda Kenya ku soo rogtay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed

DEC 18, 2008

Khamiis, December 18, 2008(HOL): Maamulka gobolka Bari ee magaalada Boosaaso ayaa ka digay in dhibaatooyinka ka jira dalka Somalia ay sii kordhaan, iy...

Warkii oo dhan »