Wararka Maanta

Kooxo iska soo horjeeda oo la kala wareegay qeybo ka mid ah gacan ku heyta Magaalada Beledweyne

Kooxo iska soo horjeeda oo la kala wareegay qeybo ka mid ah gacan ku heyta Magaalada Beledweyne

DEC 18, 2008

Khamiis, December 18, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Goballka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay saakay ku waabariistay kooxo iska soo ...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in Kooxaha Burcad Badeedka Soomaaliya lagula dagaallamo Badda iyo Berriga

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in Kooxaha Burcad Badeedka Soomaaliya lagula dagaallamo Badda iyo Berriga

DEC 17, 2008

Arbaco, December 17, 2008(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu isku raacay in Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida lagula dagaallamo Be...

Warkii oo dhan »
Dowladaha waa weyn ee Reer Galbeedka oo sheegay in ay aqoonsan yihiin Ra’iisal Wasaarenimada Nuur Cadde

Dowladaha waa weyn ee Reer Galbeedka oo sheegay in ay aqoonsan yihiin Ra’iisal Wasaarenimada Nuur Cadde

DEC 17, 2008

Arbaco, December 17, 2008(HOL): Dowladaha waa weyn ee reer Galgeedka ee ku jira Kooxda Caalamiga ah ee Xiriirka Soomaaliya ayaa sheegay in ay Ra’iis...

Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho

Dagaal saaka ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho

DEC 17, 2008

Arbaco, December 17, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka wuxuu ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmad...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Golaha Guurtida Goballka Hiiraan

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Golaha Guurtida Goballka Hiiraan

DEC 16, 2008

Talaado, December 16, 2008(HOL): Munaasabad si weyn loo soo agaasimay laguna qabtay Magaalada Beledweyne ayaa waxaa si rasmi ah loogu doortay Guddoomi...

Warkii oo dhan »
Seminaar looga hadlayay dhibaatooyinka loo geysto Suxufiyiinta oo Muqdisho lagu qabtay

Seminaar looga hadlayay dhibaatooyinka loo geysto Suxufiyiinta oo Muqdisho lagu qabtay

DEC 16, 2008

Talaado, December 16, 2008(HOL): Seminaar looga hadlayay dhibaatooyinka sii kordhaya ee saxaafadda Soomaaliya lagu iyo sidii looga hortegi lahaa oo uu...

Warkii oo dhan »
Guddiga Wadajirka  Amniga ee Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Muqdisho ku shiray

Guddiga Wadajirka Amniga ee Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Muqdisho ku shiray

DEC 16, 2008

Talaado, December 16, 2008(HOL): Guddiga Wadajirka ah ee Amniga qaabilsan ee ka soo baxay Wada hadalladii Jibouti ayaa maanta waxay shir ku yeesheen M...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Ra’iisal Wasaare kale u magacaabay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Ra’iisal Wasaare kale u magacaabay Dowladda Federaalka Soomaaliya

DEC 16, 2008

Dowlad labo Ra’iisal Wasaare leh! Talaado, December 16, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa wuxuu maga...

Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo sheegtay in ay Madaxweyne Yuusuf ku soo rogeyso cunaqabateyn gaar ah

Dowladda Kenya oo sheegtay in ay Madaxweyne Yuusuf ku soo rogeyso cunaqabateyn gaar ah

DEC 16, 2008

Talaado, December 16, 2008(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Kenya Moses Wantengula ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladdiisa cunaqabateyn gaar a...

Warkii oo dhan »
Wasiirradii uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo la dhaariyay

Wasiirradii uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo la dhaariyay

DEC 16, 2008

Talaado, December 16, 2008(HOL): Xaflad lagu qabtay Hotelka Bakiin ee Magaalada Baydhabo oo uu degan yahay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...

Warkii oo dhan »