Wararka Maanta

DALMAR FOUNDATION oo tababar Hargeysa uga furtay 25 Suxufi

DALMAR FOUNDATION oo tababar Hargeysa uga furtay 25 Suxufi

DEC 22, 2008

Isniin, December 22, 2008(HOL): Tababar Saxaafadeed oo socon doona muddo shan maalmood ah, isla markaana ay bixinayaan Xarunta Tababarada ee Dalmar oo...

Warkii oo dhan »
Shirkii IGAD ee Addis Ababa oo lagu taageeray Go’aankii uu Baarlamaanka Soomaaliya Kalsoonida ku siiyay Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

Shirkii IGAD ee Addis Ababa oo lagu taageeray Go’aankii uu Baarlamaanka Soomaaliya Kalsoonida ku siiyay Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

DEC 21, 2008

Axad, December 21, 2008(HOL): Wasiirro ka socda dalalka IGAD oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ee xarunta u ah Dalka Itoobiya ayaa waxa...

Warkii oo dhan »
Dowladda Nigeria oo sheegtay in ay Ciidamo u direyso Soomaaliya

Dowladda Nigeria oo sheegtay in ay Ciidamo u direyso Soomaaliya

DEC 21, 2008

Axad, December 21, 2008(HOL): Dowladda Nigeria ayaa Midowga Afrika u xaqiijisay in ay Ciidamo u direyso Dalka ay dagaallada iyo nabad la’aanta ka j...

Warkii oo dhan »
Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD iyo Midowga Afrika oo Addis Ababa uga shiraya Arirmaha Soomaaliya

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD iyo Midowga Afrika oo Addis Ababa uga shiraya Arirmaha Soomaaliya

DEC 21, 2008

Axad, December 21, 2008(HOL): Wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka IGAD ayaa maanta shir socon doona laba casho uga furmayaan Magaalada Addis Ababa ...

Warkii oo dhan »
Dr. Xuseen Xaaji Bood oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Dr. Xuseen Xaaji Bood oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee dalka Kenya

DEC 21, 2008

Axad, December 21, 2008(HOL): ALLAH ha  u raxmadee waxaa xalay ku dhintay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Dr. Xuseen Xaaji Bood oo ahaa siyaasi ...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Amisom oo Qaraxyo lala beegsaday

Ciidamada Amisom oo Qaraxyo lala beegsaday

DEC 21, 2008

Axad, December 21, 2008(HOL): Qaraxyo is xigay ayaa saakay lala beegsaday ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan, kuwaasoo ka dhacay inta u dhexeysa ga...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ku sii jeeda Nairobi

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ku sii jeeda Nairobi

DEC 21, 2008

Axad, December 21, 2008(HOL): Ra'iisul wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo uu Madaxweyne C/llaahi Yuusuf dhawaan sheegay inuu xilkii k...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Hiiraan ee Dalka Switzerland oo soo dhaweysay magacaabista Guddoomiyaha Gulaha guuritada Gobalka Hiiraan

Jaaliyadda Hiiraan ee Dalka Switzerland oo soo dhaweysay magacaabista Guddoomiyaha Gulaha guuritada Gobalka Hiiraan

DEC 21, 2008

Axad, December 21, 2008(HOL): Jaaliyadda Hiiraan ee Dalka Switzaland oo qoraal soo gaarsiisay HOL ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay magacaabista ...

Warkii oo dhan »
Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed oo Carwo Buugeed ku qabtay Dalka Jibouti

Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed oo Carwo Buugeed ku qabtay Dalka Jibouti

DEC 20, 2008

Sabti, December 20, 2008(HOL): Naadiga PEN ee qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ayaa maanta wuxuu Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti uu ku qabt...

Warkii oo dhan »
Xaflad lagu xusayay Maalinta Booliska Soomaaliyeed oo Madaafiic Hoobiyayaal ah lagu weeraray

Xaflad lagu xusayay Maalinta Booliska Soomaaliyeed oo Madaafiic Hoobiyayaal ah lagu weeraray

DEC 20, 2008

Sabti, December 20, 2008(HOL): Xaflad lagu xusayay maalinta Booliska Soomaaliyeed oo lagu qabtay Xarunta Dugsiga sare ee Booliska ee Magaalada Muqdish...

Warkii oo dhan »