Wararka Maanta

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo sheegay in Muqdisho laga sameynayo Deegaan ay ku nabad-galaan Saraakiisha Dowladda iyo kuwa Shisheeye

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo sheegay in Muqdisho laga sameynayo Deegaan ay ku nabad-galaan Saraakiisha Dowladda iyo kuwa Shisheeye

AUG 15, 2007

Arbaco, August 15, 2007 (HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wa...

Warkii oo dhan »
Xubin ka tirsan Baarlamaanka xorta ah oo laga masaafurinayo Degmada Bu’aale

Xubin ka tirsan Baarlamaanka xorta ah oo laga masaafurinayo Degmada Bu’aale

AUG 15, 2007

Arbaco, August 15, 2007 (HOL): Mid ka  mid ah Xubnaha la baxay Baarlamaanka Xorta ah ee ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo weliba...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo Xiisad Colaadeed oo ka taagan Deegaanada Maxaas iyo Wabxo

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo Xiisad Colaadeed oo ka taagan Deegaanada Maxaas iyo Wabxo

AUG 14, 2007

Talaado, August 14, 2007(HOL): Guddoomiyaha dhawaan loo magacaabay Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) ayaa ku baaqay in wada hadal ...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo ay dad ku dhaawacmeen oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Qaraxyo ay dad ku dhaawacmeen oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha

AUG 14, 2007

Talaado, August 14, 2007(HOL): Seddex ruux ayaa dhaawacantay kadib markii uu qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha qeybta lagu iibiyo Saacadaha, waxaana qar...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo u digay Xildhibaano Bastoolado la galay Fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo u digay Xildhibaano Bastoolado la galay Fadhiyada Baarlamaanka

AUG 14, 2007

Talaado, August 14, 2007(HOL): Gudddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa maanta digniin u jeediyay X...

Warkii oo dhan »
Golaha Siyaasadda iyo Xiriirka Beesha Gaal-Jecel oo Dowladda Itoobiya ka dalbaday in ay Tafaasiil ka bixiso Dil ay Ciidamadeeda u geysteen G/lle Sare Aadan Maxamed Cabdi Koryeeriy

Golaha Siyaasadda iyo Xiriirka Beesha Gaal-Jecel oo Dowladda Itoobiya ka dalbaday in ay Tafaasiil ka bixiso Dil ay Ciidamadeeda u geysteen G/lle Sare Aadan Maxamed Cabdi Koryeeriy

AUG 14, 2007

Talaado, August 14, 2007(HOL): Golaha Siyaasada iyo Xiriirka Beesha Gaaljecel ayaa cambaareeyay Dil ay Ciidamada Itooobiya ugu geysteen deegaanka Suuq...

Warkii oo dhan »
Dagaallo xalay ka dhacay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

Dagaallo xalay ka dhacay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

AUG 14, 2007

Talaado, August 14, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay weerarro lagu qaaday fariis...

Warkii oo dhan »
Dowladaha Soomaaliya, Itoobiya iyo Maxkamadaha Islaamka oo iska fogeeyay in ay Dembiyo Dagaal ka galeen Muqdisho

Dowladaha Soomaaliya, Itoobiya iyo Maxkamadaha Islaamka oo iska fogeeyay in ay Dembiyo Dagaal ka galeen Muqdisho

AUG 14, 2007

Talaado, August 14, 2007(HOL): Dowladaha Federaalka Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Maxkamadihii Islaamka ayaa iska fogeeyay eedeyn ay shalay u soo jeedis...

Warkii oo dhan »
Dowladda Canada oo cambaareysay Dilkii Saxafiyiinta Soomaaliyeed

Dowladda Canada oo cambaareysay Dilkii Saxafiyiinta Soomaaliyeed

AUG 14, 2007

Talaado, August 14, 2007(HOL): Dowladda Canada ayaa cambaareysay dilki dhawaan Muqdisho loogu geystay Cali Iimaan Sharma-arke oo ka mid ahaa Milkilaya...

Warkii oo dhan »
Xulka Kubadda cagta Soomaaliya oo ka qeybgelaya Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika

Xulka Kubadda cagta Soomaaliya oo ka qeybgelaya Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika

AUG 13, 2007

Isniin, August 13, 2007(HOL): Xaflad lagu maamuusayay sii sagootinta Xulka Kubadda Cagta ee Soomaaliya  ee da'dooda ay ka yar tahay 17- sano ayaa...

Warkii oo dhan »