Wararka Maanta

Human Rights oo sheegtay in Dembiyo Dagaal ay ka dhaceen Muqdisho

Human Rights oo sheegtay in Dembiyo Dagaal ay ka dhaceen Muqdisho

AUG 13, 2007

HUMAN RIGHTS WATCH “Qaramada Midoobay waa in ay wax ka qabataa ilaalinta Dadka Rayidka ah”   (Nairobi, August 13, 2007) – Ciidamda Itoobiya...

Warkii oo dhan »
Wiil uu dhalay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Aroos weyn loogu dhigay Nairobi

Wiil uu dhalay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Aroos weyn loogu dhigay Nairobi

AUG 13, 2007

Isniin, August 13, 2007(HOL): Wiil uu dhalay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geeddi ayaa Aroos weyn loogu dhig...

Warkii oo dhan »
Mareykanka  iyo Qaramada Midoobay oo ku baaqay in la dhowro Xoriyadda Hadalka iyo Madax banaanida Saxaafadda

Mareykanka iyo Qaramada Midoobay oo ku baaqay in la dhowro Xoriyadda Hadalka iyo Madax banaanida Saxaafadda

AUG 13, 2007

Isniin, August 13, 2007(HOL): Mas’uuliyiin u hadlay Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ayaa Dowladda Federaalka Soomaliya waxay u direen baaq ku aadan...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo mar kale xalay weerar ku qaaday Saldhigga Booliska Howl-Wadaag

Kooxo hubeysan oo mar kale xalay weerar ku qaaday Saldhigga Booliska Howl-Wadaag

AUG 13, 2007

Isniin, August 13, 2007(HOL): Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ayaa mar kale waxay xalay weerareen Saldhigga Booliska  Degmada Howl-Wa...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in labo nin loo soo qabtay Dilkii Mahad Axmed Cilmi

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in labo nin loo soo qabtay Dilkii Mahad Axmed Cilmi

AUG 12, 2007

Axad, August 12, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in la soo qabtay labo nin oo la tuhunsan yahay in ay ka dambeeyaan dilkii ...

Warkii oo dhan »
Ururrada u dooda Xuquuqda Aadanaha iyo kuwa Saxaafadda Gobolka Hiiraan oo cambaareeyay dilkii Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi

Ururrada u dooda Xuquuqda Aadanaha iyo kuwa Saxaafadda Gobolka Hiiraan oo cambaareeyay dilkii Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi

AUG 12, 2007

Axad, August 12, 2007(HOL): Inta badan Ururada u ololeeya Xuquuqda Aadanaha iyo kuwa Saxaafadda ee ka ee ka howl-gala gobalka Hiiraan ayaa si wadda ji...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Maxkamadihii Islaamka oo ka hadlay Dilkii loo geystay Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi

Dowladda Federaalka iyo Maxkamadihii Islaamka oo ka hadlay Dilkii loo geystay Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi

AUG 12, 2007

Axad, August 12, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadihii Islaamka ayaa ka hadlay dilkii shalay Muqdisho loogu geystay Cali Iimaan S...

Warkii oo dhan »
Inta badan Idaacadaha Muqdisho iyo Ururrada Bulshada Rayidka oo shaqo joojin ku dhaqaaqay

Inta badan Idaacadaha Muqdisho iyo Ururrada Bulshada Rayidka oo shaqo joojin ku dhaqaaqay

AUG 12, 2007

Axad, August 12, 2007(HOL): Ilaa 10 Idaacadood oo FM ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa hawada ka maqan tan iyo wixii ka dambeeyay shalay gelin...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Milkilayaasha Idaacadda iyo TV-ga Horn Afrik oo Qarax Miino ku geeriyooday

Mid ka mid ah Milkilayaasha Idaacadda iyo TV-ga Horn Afrik oo Qarax Miino ku geeriyooday

AUG 11, 2007

Sabti, August 11, 2007(HOL): Mid ka mid Milkilayaasha Idaacadda Horn Afrik oo lagu magacaabo Cali Iimaan Sharma-arke ayaa ku geeriyooday qarax miino o...

Warkii oo dhan »
Hay’adda Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo cambaareysay Dilkii loo geystay Wariye Mahad Axmed Cilmi

Hay’adda Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo cambaareysay Dilkii loo geystay Wariye Mahad Axmed Cilmi

AUG 11, 2007

Sabti, August 11, 2007(HOL): Hay’adda Dr. Ismaaciil Jimcaale ee  Xuquuqaha Aadanaha ayaa si kulul  u cambaareysay dilkii loo geystay Marxu...

Warkii oo dhan »