Wararka Maanta

Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Dharkeenley iyo Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Asluubta oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Dharkeenley iyo Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Asluubta oo xalay Muqdisho lagu dilay

AUG 09, 2007

Khamiis, August 09, 2007HOL):  Habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Dharkeenley marxuum ...

Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo Xalay ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa

Dagaal xooggan oo Xalay ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa

AUG 09, 2007

Khamiis, August 09, 2007HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa xalay waxaa uu ka dhacay xaafado ka tirsan Degma...

Warkii oo dhan »
Guddiga maamulaya  Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo sheegay in shirka uu meel wanaagsan marayo

Guddiga maamulaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo sheegay in shirka uu meel wanaagsan marayo

AUG 09, 2007

Khamiis, August 09, 2007HOL):  Guddiga maamulaya shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee ka socda Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu shirka ...

Warkii oo dhan »
Maxakamadihii Islaamka oo Dowladda Kenya ku eedeeyay in ay Xad-gudubyo ku heyso Dadka Soomaaliyeed

Maxakamadihii Islaamka oo Dowladda Kenya ku eedeeyay in ay Xad-gudubyo ku heyso Dadka Soomaaliyeed

AUG 09, 2007

Khamiis, August 09, 2007HOL):  Warsaxaafadeed ka soo baxay Maxkamadihii Islaamka ayaa lagu sheegay in dowladda Kenya ay dadka Soomaaliyeed ku hey...

Warkii oo dhan »
Jaamacadda Carabka oo ka jawaabtay eedeyn uu Shiikh Shariif Shiikh Axmed u jeediyay

Jaamacadda Carabka oo ka jawaabtay eedeyn uu Shiikh Shariif Shiikh Axmed u jeediyay

AUG 09, 2007

Khamiis, August 09, 2007HOL):  Jaamacadda Carabta ayaa si kulul uga jawaabtay eedeyn uu dhawaan u jeediyay Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadi...

Warkii oo dhan »
Xaflad lagu soo gunaanadayay Socdaalkii Nabadda Gobolka Hiiraan oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

Xaflad lagu soo gunaanadayay Socdaalkii Nabadda Gobolka Hiiraan oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

AUG 09, 2007

Khamiis, August 09, 2007HOL):  Xaflad aad loo soo agaasimay oo  lagu soo gunaanadayay Socdaalkii Nabadda ee Goolka Hiiraan, ayaa waxaa maatn...

Warkii oo dhan »
Ugaaska Beesha Xawaadle oo farriin Nabadeed u diray Ugaaska Beesha Murusade

Ugaaska Beesha Xawaadle oo farriin Nabadeed u diray Ugaaska Beesha Murusade

AUG 08, 2007

Arbaco, August 08, 2007(HOL): Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo hadal ka jeediyay Munaasbad lagu soo afjarayay socdaal Nabadeedkii ay dhawaan qeybo ka ...

Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo u gudbay wejiga labaad ee siyaasadda, iyadoo eedo laga sheeganayo Guddiga Maamulaya

Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo u gudbay wejiga labaad ee siyaasadda, iyadoo eedo laga sheeganayo Guddiga Maamulaya

AUG 08, 2007

Arbaco, August 08, 2007(HOL): Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee 15-ka bishii hore ka furmay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu u gudbay ...

Warkii oo dhan »
MADAXWEYNE CADDE MUUSE: “Dhowrkii habeen ee aan Muqdisho joogay ma maleyn kartid sidii aan u hurday”

MADAXWEYNE CADDE MUUSE: “Dhowrkii habeen ee aan Muqdisho joogay ma maleyn kartid sidii aan u hurday”

AUG 08, 2007

Arbaco, August 08, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Maxamuud Muuse Xirsi (Jen. Cadde) oo booqasho dhowr cisho ah ku jooga magaa...

Warkii oo dhan »
MAXAMED XASAN XAAD: “Isimada Puntland ee ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta waxay u yimadeen dalxiis ee uma imaanin in ay ka hadlaan dhibaatada lagu hayo Dadka Muqdisho”

MAXAMED XASAN XAAD: “Isimada Puntland ee ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta waxay u yimadeen dalxiis ee uma imaanin in ay ka hadlaan dhibaatada lagu hayo Dadka Muqdisho”

AUG 08, 2007

Arbaco, August 08, 2007(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in shir ay ku yeesheen Magaala...

Warkii oo dhan »