Wararka Maanta

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo is casilay

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo is casilay

AUG 08, 2007

Arbaco, August 08, 2007(HOL): Idaacadda Hargeysa ayaa shalay shaaca ka qaaday in Wasiriikii Caafimaadka Xukuumadda Somaliland Cabdillaahi Xuseen Iimaa...

Warkii oo dhan »
Qarax iyo Dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax iyo Dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

AUG 08, 2007

Arbaco, August 08, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dil iyo qaraxyo geystay dhim...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Uganda oo war ay ku farxaan uu ka soo gaaray madaxweyne Yoweri Museveni

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Uganda oo war ay ku farxaan uu ka soo gaaray madaxweyne Yoweri Museveni

AUG 08, 2007

Arbaco, August 08, 2007(HOL): Shirkii labaad oo muddo todobaad gudihiis ah ay iskugu yimaadeen Dowladda Uganda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda k...

Warkii oo dhan »
MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: “Inteena halkaan joogta waxaan hubaa inaan ka badannahay inta xun ee qaska ka wada magaalada Muqdisho”

MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: “Inteena halkaan joogta waxaan hubaa inaan ka badannahay inta xun ee qaska ka wada magaalada Muqdisho”

AUG 07, 2007

Talaado, August 07, 2007(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta xeray siminaarki Tabeelayaasha 16-ka degmo Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay in dib loo furay Suuqii Bacadlaha Xamar-weyne

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay in dib loo furay Suuqii Bacadlaha Xamar-weyne

AUG 07, 2007

Talaado, August 07, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta soo saaray wareegto ku socota ganacsatada dharka ayaa ku sheegay in dib loo furay s...

Warkii oo dhan »
Dagaal ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Tuulooyin hoos-taga Degmada Buur-Hakaba

Dagaal ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Tuulooyin hoos-taga Degmada Buur-Hakaba

AUG 07, 2007

Talaado, August 07, 2007(HOL): Laba qof ayaa ku dhintay inta la ogyahay, tiro kale oo intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal beeleed ka dhacay du...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo maalintii seddexaad howlgallo ka wada  xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo maalintii seddexaad howlgallo ka wada xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

AUG 07, 2007

Talaado, August 07, 2007(HOL): Waxaa maalintii saddexaad ay baaritaanno hub uruurin ah ka sameynayaan ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa Itoobiya ...

Warkii oo dhan »
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo maanta Muqdisho tegay, hadalna u jeediyay Ergooyinka Shirka Dib u heshiisiinta

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo maanta Muqdisho tegay, hadalna u jeediyay Ergooyinka Shirka Dib u heshiisiinta

AUG 07, 2007

Talaado, August 07, 2007(HOL): Danjire François Lonseny Fall oo ah ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soo...

Warkii oo dhan »
Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta oo Guddi Culumaa’udiin ah u saaray Ka Doodista Qodobka Xag-jirnimada Diimeed

Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta oo Guddi Culumaa’udiin ah u saaray Ka Doodista Qodobka Xag-jirnimada Diimeed

AUG 06, 2007

Isniin, August 06, 2007(HOL): Ergooyinka ka qeybgelaya shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa maanta waxay doodeen qodob aad xasaasi u ah oo lagu...

Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo noqday dhibanayaal dhexda u galay weerarrada u dhaxeeya dhinacyada Muqdisho isaga soo horjeeda

Dadka Muqdisho oo noqday dhibanayaal dhexda u galay weerarrada u dhaxeeya dhinacyada Muqdisho isaga soo horjeeda

AUG 06, 2007

Isniin, August 06, 2007HOL): Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxay noqdeen kuwo dhibanayaal ah oo sugaya dhimasho iyo dhaawacyo ka soo gaara w...

Warkii oo dhan »