Wararka Maanta
Xuseen Caydiid oo laga saaray Baarlamaanka Soomaaliya
Sabti, August 04, 2007(HOL): Xuseen Maxamed Caydiid oo horay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay uga qaaday Xilkii Ra’iisal Wasaare ku xigeenk...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo sheegay in ay shaqada sii wadi doonaan ilaa inta laga dilayo Guddoomiyaha ugu dambeeya
Sabti, August 04, 2007(HOL): Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta waxay shaaca ka qaadeen in ay sii wadi doonaan howsha ay u haya...
Warkii oo dhan »
7 ruux oo xalay lagu dilay Deegaanka Maxaas ee Gobolka Hiiraan
Sabti, August 04, 2007(HOL): Wararka ka soo baxaya Deegaanka Maxaas oo ka Tirsan gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenimadii xalay kooxo hubeysan ku...
Warkii oo dhan »
XUSEEN CUMAR GACAMEY : “Dowladu xaq ayay u leedahay in ay sameyso is-badal marka ay u aragto maamulka jira in uu ka gaabiyay howlihii loo xilsaaray”
Sabti, August 04, 2007(HOL): Guddoomiye ku-xigeenka arimaha siyaasada iyo nabad-galyada gobalka Hiiraan Xuseen Cumar Xasan Gacamey oo u waramayay HOL ...
Warkii oo dhan »
Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Uganda oo lagu helay Dembi ah in uu ku lug yeeshay Dil loo geystay Wiil Soomaali ah
Sabti, August 04, 2007(HOL): Wiil uu dhalay Madaxweynihii keli-taliyaha ahaa ee Dalka Uganda Idi Amin ayaa wuxuu ka mid noqday koox burcad...
Warkii oo dhan »
Ma Dhab baa in Maxkamadihii Islaamka iyo Dowladda Itoobiya wada hadallo laga dhex wado?
Sabti, August 04, 2007(HOL): Mas’uul sare oo ka tirsan Maxkamadihii Islaamka, diidayna inuu magaciisa shaaca ka qaado, xiriirna la sameeyay Wa...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii labaad oo loo magacaabay Degmada Yaaqshiid oo xalay la dilay
Sabti, August 04, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay dileen Guddoomiyihii Degmada Yaaqshiid Xaaji Cali Fiidow, xili uu ku fiids...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo sheegay in ay soo dhaweynayaan Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan
Jimco, August 03, 2007(HOL): Guddoomiyaha Degmada Beledweyne Axmed Gobey Cawaale ayaa shaaca ka qaaday in ay soo dhaweynayaan Yuusuf Axmed Xagar Yuusu...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cadde Muuse oo 30 sano kadib tegay Magaalada Muqdisho
Jimco, August 03, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Jen Cadde) oo maalintii shalay ahayd tegay caasimadda Sooma...
Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Dhalinyaro dhawaan lagu gubay Studio ay Muqdisho ku lahaayeen oo geeriyooday
Jimco, August 03, 2007(HOL): Marxuum Saleebaan Xaaji Geelle oo ka mid ahaa dhalinyaro dhawaan lagu gubay Studio ay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho aya...
Warkii oo dhan »