Wararka Maanta
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay in Xukuumadda Federaalka ay mudan tahay in loo abaal-gudo
Arbaco, August 01, 2007(HOL): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah Mudanayaas...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in UN-ka uu Bah-dil ku hayo Dadka Soomaaliyeed
Talaado, July 31, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa Hay’adaha UN-ka ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan oo la gaarsiiyay Qalab lagu baaro Miinooyinka
Talaado, July 31, 2007(HOL): Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta la gaarsiiyay qalab lagu...
Warkii oo dhan »
Kulan uu yeeshay Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu kala tegay iyadoo aaney ka soo bixin wax natiijo ah
Talaado, July 31, 2007(HOL): Kulan ay xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen Magaalada Baydhabo oo fariisin KMG ah u ah ayaa kulankooda wuxuu ku ...
Warkii oo dhan »
XUSEEN MUXUMED MAALIN: “Guddoomiyaha saxda ah ee Gobolka Hiiraan aniga ayaa ah, waxna kama jiraan sheegashada Yuusuf Daba-geed ee ah in dib loo soo magacaabay”
Talaado, July 31, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Xuseen Muxumed Maalin (Xuseen Ayax) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Beledweyne...
Warkii oo dhan »
6 Dhalinyaro ah oo ku dhaawacantay Studio ay ku jireen oo lagu gubay
Talaado, July 31, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gubeen Studio Cajalada Maqalka iyo muuqaalka ah lagu kireeyo, laguna iibiy...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay lagu weeraray xero ay Muqdisho ka degan yihiin
Talaado, July 31, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ku lahaa Xaruntii Gaashaandhigga ayaa xalay waxaa weeraray kooxo hubeysan oo aan heybto...
Warkii oo dhan »
Waa Sidee Xaaladda Magaalada Beledweyne kadib weerarro Dad ku dhinteen oo xalay ka dhacay
Talaado, July 31, 2007(HOL): Xaalada Magaalada B/weyn ayaa u muuqata mid degan kadib markii iska hor imaadyo la isugu adeegsaday hubka noocyadiis...
Warkii oo dhan »
Laba qofood oo ku dhintay madfac ay ciidamada Itoobiya ku rideen xaafadda Filtare ee magaalada Beled Weyne
Beled Weyne, Somalia Isniin, July .30 (HOL) - Madfac ay soo tuureen ciidamada Itoobiya ee deggen duleedka magaalada Beled Weyne ayaa la sheegayaa...
Warkii oo dhan »
Fannaaniinta Wacyigelineysa Ergooyinka Shirka Dib u heshiisiinta oo ka cabanaya Guddiga Shirkaas maamulaya
Isniin, July 30, 2007HOL): Fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku howlan wacyigelinta Ergooyinka ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed a...
Warkii oo dhan »