Wararka Maanta

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo difaacay Lacag Shillin Soomaali ah oo uu maamulkiisa daabacday

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo difaacay Lacag Shillin Soomaali ah oo uu maamulkiisa daabacday

AUG 03, 2007

Jimco, August 03, 2007(HOL): Wasiirka Warfaafinta Puntland C/raxmaan Maxamed Bangax oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa difaacay lacag Shillin ...

Warkii oo dhan »
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo sheegay in aan lagu casuumin Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo sheegay in aan lagu casuumin Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

AUG 03, 2007

Jimco, August 03, 2007(HOL): Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ayaa sheegay in aan lagu casuumin oo aan lagu tixgelin Shirka Dib u heshiisiinta...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo si weyn isaga fogeeyay in ay ka dambeeyeen duqeyntii loo geystay Xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne

Ciidamada Itoobiya oo si weyn isaga fogeeyay in ay ka dambeeyeen duqeyntii loo geystay Xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne

AUG 02, 2007

Khamiis, August 02, 2007(HOL):  Kulan ballaaran oo looga hadlayay Xaaladda Nabad-gelyo ee gobalka Hiiraan iyo waliba cidii ku lug laheyd Madafiic...

Warkii oo dhan »
Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya?

Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya?

AUG 02, 2007

Khamiis, August 02, 2007(HOL):  Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay mar kale kulan ku qaateen Xaruntooda KMG ah ee magaalada...

Warkii oo dhan »
Dadkii ka barakacay Magaalada Muqdisho oo UN-ka u sheegay in aysan dib ugu laaban karin guryahooda

Dadkii ka barakacay Magaalada Muqdisho oo UN-ka u sheegay in aysan dib ugu laaban karin guryahooda

AUG 02, 2007

Khamiis, August 02, 2007(HOL):  “Qalalaasaha joogtada ah ee ka taagan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa wuxuu ka hor-taagan yahay dad bada...

Warkii oo dhan »
Wufuud ay hoggaaminayeen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Madaxweyne Cadde Muuse oo Muqdisho gaaray

Wufuud ay hoggaaminayeen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Madaxweyne Cadde Muuse oo Muqdisho gaaray

AUG 02, 2007

Khamiis, August 02, 2007(HOL): Wufuud ay kala hoggaaminayeen Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland...

Warkii oo dhan »
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamo Itoobiya ee ku sugan duleedka Beledweyne

Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamo Itoobiya ee ku sugan duleedka Beledweyne

AUG 02, 2007

Khamiis, August 02, 2007(HOL): Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa kulan ku qaatay Odayaal ka socday Golaha Guurtida Gobolka Hiiraan, k...

Warkii oo dhan »
9 Ruux oo ku dhintay Weerarro hubeysan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

9 Ruux oo ku dhintay Weerarro hubeysan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

AUG 02, 2007

Khamiis, August 02, 2007(HOL):  9 ruux ayaa ku dhimatay, in ka badan 20 ruux oo kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray iska hor-imaadyo hubeysan oo xa...

Warkii oo dhan »
Yuusuf Daba-geed iyo Ciidamo uu wato oo ku sii jeeda Gobolka Hiiraan

Yuusuf Daba-geed iyo Ciidamo uu wato oo ku sii jeeda Gobolka Hiiraan

AUG 01, 2007

Arbaco, August 01, 2007(HOL): Yuusuf Axmed Xagar (Yuusuf Daba-geed) oo dhawaan sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay mar kale u magacawday Gud...

Warkii oo dhan »
Ergooyinka Shirka Dib u heshiisiinta oo bilaabay ka doodista Qodobo ku jira Axdi Qaramadeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Ergooyinka Shirka Dib u heshiisiinta oo bilaabay ka doodista Qodobo ku jira Axdi Qaramadeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya

AUG 01, 2007

Arbaco, August 01, 2007(HOL):  Ergooyinka ka qeybgelaya shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee ka socda Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay b...

Warkii oo dhan »