Wararka Maanta
Haween Shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho oo ku ballamay in Xaquuq ka maqan ay u raadsadaan si nabdoon
Isniin, July 30, 2007HOL): Xarunta Ururka Badbaadinta Haweenka iyo Caruurta Soomaaliyeed (S.S.W.C) ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo Baydhabo u tegay in uu difaaco Xukuumaddiisa
Isniin, July 30, 2007HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa magaalada Baydhabo waxaa uu ka wadaa k...
Warkii oo dhan »
Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed, baaqna u jeedisay Beesha Caalamka
Isniin, July 30, 2007HOL): Guddi 11 Xubnood ah oo ay Jaamcadda Carabta u saartay in ay ka hadlaan xaaldda dalka Soomaaliya ayaa gunaanadkii shirkooda ...
Warkii oo dhan »
Seddex Xildhibaan oo laga joojiyay Fadhiyada Baarlamaanka
Isniin, July 30, 2007HOL): Xildhibaanada kala ah Axmed Cumar Jees, C/rashiid Aadan Gabyow iyo Axmed Xaashi C/llaahi ayaa laga joojiyay in ay ka qebgal...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeda Qaabka loo qabtay Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo eedeyn u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Isniin, July 30, 2007HOL): Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeda qaabka uu u socdo Shirka dib u heshiinta Soomaaliyeed ayaa eedeyn u jeediyay Do...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo weli ka doodaya in lala xisaabtamo Xukuumadda Federaalka iyo in aan lala xisaabtamin
Axad, July 29, 2007(HOL): Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay kulankii Seddexaad oo ay yeesheen uga doodeen mooshin ay Xildhi...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo maanta ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha
Axad, July 29, 2007(HOL): Labo qarax oo sababay dhimashada labo ruux iyo dhaawac intaas ka badan oo dhamaantood ah Dad rayid ah ayaa maanta waxa...
Warkii oo dhan »
Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta oo sheegay in la baabi’inayo Magaca Others ee loogu yeero Beelaha Soomaaliyeed qaarkood
Axad, July 29, 2007(HOL): Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa maanta ku dhawaaqay in la baabi’in doono magaca Others ee loogu yeero ...
Warkii oo dhan »
Gaarigii Guddoomiyaha Degmada Afgooye oo ay ku qaraxday Miino Jidka loo geliyay
Axad, July 29, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saakay Miino nooca la hago ah oo...
Warkii oo dhan »
Baaritaanno la iska kaashaday oo ka socda Suuqa Bakaaraha
Axad, July 29, 2007(HOL): Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya ayaa saakay waxaa ka socda baaritaanno hub iyo waxyaabo qarxa lagu raadinayo...
Warkii oo dhan »