Wararka Maanta
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Faransiiska oo baaqyo u jeediyay Deeq-bixiyayaasha Caalamka iyo Qaramada Midoobay
Axad, July 29, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Faransiiska Mr. Berna...
Warkii oo dhan »
Muqdisho iyo Weerarrada habeenkii lagu qaado fariisimada Ciidamada iyo Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka
Axad, July 29, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay weerar lagu qaaday fariisin ay C...
Warkii oo dhan »
CALI MAHDI MAXAMED: “Wixii Hanti ah oo muuqda kuma jiraan waxyaabaha la isu cafinayo, waana la isu celinayaa”
Sabti, July 28, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga maamulaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta mar uu la hadlayay Erg...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo u jawaabay Qaramada Midoobay iyo Dowladda Faransiiska
Sabti, July 28, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamihii Islaamka Shiikh Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa beeniyay eedeyn ay Qaramada Midoob...
Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE GEEDDI: “Ma dooneyno in Dadkeena iyo Ganacsatadeena ay khasaaraan, waxaana sameyn doonnaa Lacag cusub oo sharci ah, tan been abuurka ahna waa la xareynayaa”
Sabti, July 28, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed oo isagoo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Dalka&...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad xooggan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Sabti, July 28, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo fariisin ku lahaa nawaaxiga Hotelka Guuleed ee magalada Muqdisho ay...
Warkii oo dhan »
Beelaha Gaal-jecel iyo Mareexaan oo bilaabay in ay fuliyaan heshiis ay gaareen oo ahaa in Qofkii Qof dila la dilo
Sabti, July 28, 2007(HOL): Beelaha Mareexaan iyo Gaal-jecel oo dhawaanahan ay colaad ugu dhaxeeysay deegaanka Beerxaano ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ...
Warkii oo dhan »
Qado Sharaf loo sameeyay Halyeeyo Soomaaliyeed iyo Ciyaarihii ugu dambeeyay ee Eurosom 2007
Sabti, July 28, 2007(HOL): Waxaa qado sharaf aad loo agaasimay oo ay goob joog ka ahaayeen dhamaan aabayaashii isboortiga Soomaaliyeed ayaa waxaa soo ...
Warkii oo dhan »
Ururka Daryeelka Caruurta iyo Xuquuqda Aadanaha Ugaas Khaliif oo bilaabay kaalmooyin loo fidinayo Caruurta Cuuryaanka ah ee ku sugan Gobolka Hiiraan
Sabti, July 28, 2007(HOL): Sida uu sheegay Madaxa Ururka daryeelka Caruurta iyo Xuquuqda Aadanaha Max'ed Cismaan Timo-jilic in ka bada...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo u kala dhoofay Magaalooyinka Garowe iyo Addis Ababa
Jimco, July 27, 2007HOL): Waxaa maanta ka amba baxay Magaalada Muqdisho madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi, i...
Warkii oo dhan »