Wararka Maanta
YUUSUF DABA-GEED: “Dadka wax qarxiya marnaba ma dhaafi doonno, haddii ayaga la waayana Ehelladooda ayaan xabsiyada ka buuxin doonnaa”
Isniin, August 06, 2007HOL): Guddoomiyaha Dowladda Federaalku u soo magacaawday gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) oo meel fagaaro ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo maalintii labad baaritaano ka wadaan Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho
Isniin, August 06, 2007HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ayaa maalintii labaad waxay baritaano ku sameeyeen xaafado ku yaala magaa...
Warkii oo dhan »
Beelaha Soomaaliyeed ee ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta oo maanta si guud isu cafiyay
Axad, August 05, 2007(HOL): Beelaha Soomaaliyeed ee Shanta ah ee ka qeyb qaadanaya shirweynaha dib u heshiisiinta Qaran ee Beelaha Soomaaliyeed ayaa m...
Warkii oo dhan »
Dagaal sabab dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degmada Jilib
Axad, August 05, 2007(HOL): Shan Ruux ayaa geeriyootay, labo ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu maanta dagaal ku dhexmaray Degmada...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Degmada Afgooye oo kacsan kadib dagaal dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka
Axad, August 05, 2007(HOL): Xiisad ka dhalatay iska hor-imaad hubeysan oo shalay iyo saakay dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Sooma...
Warkii oo dhan »
Yuusuf Daba-geed oo Lagu wareejiyay Xilka Guddoomiyenimada Gobolka Hiiraan
Axad, August 05, 2007(HOL): Munaasabad si weyn loo soo agaasimay isla maraakaana uu xilka kula wareegayay guddoomayaha dhawaan Dowladda Federaalka u s...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Qanyare oo ka digay in Shirka Dib u heshiisiinta uu ka ambado Wadada loogu talagalay
Axad, August 05, 2007(HOL): Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa ka digay in ergooyinka ka qeybgelaya shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ay ka ha...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo beeniyay in uu jirto dhexdhexaadin laga dhex wado Maxkamadihii Islaamka iyo Dowladda Itoobiya
Axad, August 05, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkmadihii Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa war aan sal iyo raad lahayn ku tilmaay ...
Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo maanta looga doodayo Xag-jirnimada Diimeed
Axad, August 05, 2007(HOL): Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo galay todobaadkii seddexaad ayay maanta ergooyinka ka qeybgelaya ka doodayaan qo...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo maanta hor-tegay Baarlamaanka Soomaaliya, kana warbixiyay waxyaabihii ay qabatay Xukuumaddiisa
Sabti, August 04, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta wuxuu hor-tegay Baarlamaanka...
Warkii oo dhan »