Wararka Maanta
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Uganda oo war ay ku farxaan uu ka soo gaaray madaxweyne Yoweri Museveni
Sabti, August 11, 2007(HOL): Shirkii labaad oo muddo todobaad gudihiis ah ay iskugu yimaadeen Dowladda Uganda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda ku...
Warkii oo dhan »
Afar Nin oo xalay lagu dilay Deegaanka Suuq Bacaad ee Magaalada Muqdisho
Sabti, August 11, 2007(HOL): Afar nin oo ka tirsanaa maamulka Tuulada Ceel Baraf ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaaf...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo magacawday Guddoomiyaha Degmada Beledweyne
Sabti, August 11, 2007(HOL): Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu soo dhameystiray dhismah...
Warkii oo dhan »
Agaasimihii Idaacadda Capital Voice oo saakay Muqdisho lagu dilay
Sabti, August 11, 2007(HOL): INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN, Alle ha u naxariistee waxaa saakay Muqdisho lagu dilay Agaasimihii Idaacadda Ca...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo Xalay ku jirtay habeen kale oo dagaal ah
Jimco, August 10, 2007HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku jirtay habeen kale oo dagaal ah, iyad...
Warkii oo dhan »
Cali Mahdi oo sheegay in dadka Qaraxyada ka wada Magaalada Muqdisho ay ka soo jeedaan Beelo Hawiye ah oo wax tabanaya
Jimco, August 10, 2007HOL): Guddoomiyaha Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed ayaa sheegay in kooxaha qaraxyada ka wada mag...
Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo isku raacay in la sameeyo Lacag cusub oo Sh. So.
Jimco, August 10, 2007HOL): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir ku yeeshay Magalada Muqdisho ayaa waxay ka dood ka yeeshe...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo demiyay Idaacadda Shabeelle, kaxeystayna Wariyayaal u shaqeeya
Jimco, August 10, 2007HOL): Ciidamada Booliska Dowladda KMG ah ayaa saakay gudaha u soo galay xarunta Shabakadda Warbaahinta Shabelle ee magaala...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Duubabka Dhaqanka Gobollada Dhexe oo ku biiray Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee Muqdisho ka socda
Khamiis, August 09, 2007HOL): Tan iyo markii uu furmay shirka dib u hisiisiinta Beelaha Soomaaliyeed ee ka socda magaalada Muqdisho waxaa markii ugu h...
Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo hakad la geliyay ilaa Arbacada soo socota
Khamiis, August 09, 2007HOL): Guddiga Maamulaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay in uu shirka hakad gelayo ilaa Arbacada soo s...
Warkii oo dhan »