Wararka Maanta
Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta ka hadlay Ammaanka Muqdisho
Khamiis, August 16, 2007(HOL): Xubnaha Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta isugu yimid shirkoodii Khamiislaha ahaa waxaa ay uga hadleen arrimo ay ka m...
Warkii oo dhan »
Uganda oo Ciidamo dheeri ah u direysa Soomaaliya
Khamiis, August 16, 2007(HOL): Dowladda Uganda ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay ciidamo dheeri ah oo tiradoodu gaareyso 250 askari ay u soo direyso D...
Warkii oo dhan »
Beeraleyda Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe oo ka sheegtay Hay’adda WFP
Khamiis, August 16, 2007(HOL): Beeraleyda ku dhaqan Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe ayaa waxay cabasho ka muujiyeen Raashin la mid ah ...
Warkii oo dhan »
C/QAADIR XAAJI MAXAMUUD DHAQANE: “Xubnaha Baarlamaanka Xorta ah waxay dib ugu soo noqonayaan Dalka, waxayna bilaabayaan qorshe howleedyadooda”
Khamiis, August 16, 2007(HOL): C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane oo ka mid ah Xubnaha la baxay Baarlamaanka Xorta ah ee horay uga tirsanaan jiray Baarla...
Warkii oo dhan »
Guri u dhow Xarunta Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo xalay Bambooyin lagu weeraray
Khamiis, August 16, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa Guri u dhow Xarunta uu ka socdo Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed waxaa lagu weeraray Ba...
Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda Dadka ka barakacay Magaalada Muqdisho oo ku sugan Degmada Cadaado?
Khamiis, August 16, 2007(HOL): Degmada Cadaado waxay ka tirsan tahay Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, waxay ka mid tahay degmooyinka ugu bal...
Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo dib la isugu imaanayo Sabtida soo socota kadib markii uu maanta furmi waayay
Arbaco, August 15, 2007 (HOL): Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo lagu waday in uu maanta ka sii socdo Xaruntii Gaadiidka Booliska kadib afar m...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Nairobi kula kulmaya Saraakiil Ameerikaan ah
Arbaco, August 15, 2007 (HOL): Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta wuxuu ka dhoofay ga...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan oo mamnuucay in Shineemooyinka la shido Maalinta cad
Arbaco, August 15, 2007 (HOL): Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta wuxuu soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo in gudaha Magaalada Beledweyne maalinta...
Warkii oo dhan »
Qarax ay Dad badan ku dhaawacmeen oo ka dhacay Degmada Afgooye
Arbaco, August 15, 2007 (HOL): Qarax ay dad badan ku dhaawacmeen ayaa maanta wuxuu ka dhacay Demada Afgooye, gaar ahaan suuqa lagu iibiyo Ariga, iyado...
Warkii oo dhan »