Wararka Maanta
Kooxo hubeysan oo xalay weeraray Saldhigyo Boolis oo Magaalada Muqdisho ku yaala
Sabti, August 18, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa saldhigyo boolis oo ku yaala Magaalada Muqdisho waxaa lagu qaaday weerarro loo adeegsaday Bambo...
Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta oo saaka dib u bilowday iyadoo qodobo cusub lagu kordhiyay Ajendayaasha looga hadlayo
Sabti, August 18, 2007(HOL): Waxaa maanta dib uga bilowday xarunta Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Shirweynihii Qaran ee u socday Beelaha Sooma...
Warkii oo dhan »
Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Dowladda Federalka oo Miino lagu qarxiyay
Sabti, August 18, 2007(HOL): Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo marayay nawaaxiga Dugsigii sare ee Booliska ...
Warkii oo dhan »
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo raaligelin ka bixiyay Ciidamo Hub la galay Isbitaalka Madiina
Jimco, August 17, 2007 (HOL): Saraakiisha sare ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa raaligelin ka bixiyay ciidamo ka tirsan Ciidamada Xoogga Da...
Warkii oo dhan »
Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeenyo) oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska
Jimco, August 17, 2007 (HOL): Alle ha u naxariistee waxaa habeen hore ku geeriyooday Magaalada London ee dalka Ingiriiska Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeen...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo isku af-gartay in sugidda Nabadgelyada guud loo daayo Ciidamada Maamulka
Jimco, August 17, 2007 (HOL): Kulan balaaran oo dhax maray Qaar ka mid Mas'uuliyiita maamulka Gobalka Hiiraan iyo saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee fa...
Warkii oo dhan »
Dagaal xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Jimco, August 17, 2007 (HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladda Fe...
Warkii oo dhan »
Maxaa looga hadlay kulan ay Nairobi ku yeesheen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyi Saraakiil Mareykan ah?
Jimco, August 17, 2007 (HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo booqasho howleed ku jooga magaalada Nairobi ee dalk...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo baaritaanno ka wada Suuq Bacaad kadib markii ay falal nabadgelyo darro ah ka dhaceen
Jimco, August 17, 2007 (HOL): Ciidamo tiro badan oo Itoobiyaan ah ayaa saakay waxaa lagu soo daadiyay Suuq Bacaad oo ah Suuqa labaad ee ugu weyn ee Ca...
Warkii oo dhan »
Ammaanka Isbitaalka Madiina ee Muqdisho oo xumaaday
Khamiis, August 16, 2007(HOL): Amaanka Isbitaalka Madiina oo ka mid ah labo Isbitaal oo lagu daweeyo dadka ku dhaawacma magaalada Muqdisho iyo gobolla...
Warkii oo dhan »