Wararka Maanta
AVV. XASAN DHIMBIL WARSAME: “Maxamed Dheere ma xukumo shacabka Muqdisho, maadaama uu qaarkood ku tilmaamay Al-Qaacidda”
Talaado, August 21, 2007(HOL): Wasiirka Cadaaladda Dowladda Federaalka Soomaliya Avv. Xasan Dhimbil Warsame oo ku sugan Baydahbo ayaa ku tilmaamay had...
Warkii oo dhan »
Cuqaasha Beesha Xawaadle ee Gobolka Banaadir oo codsaday in si deg-deg ah loo joojiyo dagaallada ka socda Hiiraan iyo G/guduud
Talaado, August 21, 2007(HOL): Kulan ka dhacay Hotelka Lafweyn ee Muqdisho ayna isugu yimaadeen cuqaasha beesha Xawaadle ee Muqdisho ku dhaqan ayay ku...
Warkii oo dhan »
Ergooyinka Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo saxiixay Afar Qodob oo lagu heshiiyay
Talaado, August 21, 2007(HOL): Ergooyinka shirweynaha dib u heshiisiinta Beelaha Soomaaliyeed ee ku shirsan Xarunta Gaadiidka Booliska Degmada C/casii...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo ay Dad badan ku dhaawacmeen oo Muqdisho ka dhacay
Talaado, August 21, 2007(HOL): Qaraxyo ay Dad badan ku dhaawacmeen ayaa maanta waxay ka dhaceen caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo dadka ...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo war-saxaafadeed kasoo saaray eedeyn uu Maxamed Dheere u jeediyay
Talaado, August 21, 2007(HOL):Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye garabka uu hoggaamiyo Maxamed Xasan Xaad ayaa warsaxaafadeed waxay ka soo s...
Warkii oo dhan »
Qarammada Midoobay oo sheegtay in ay Soomaaliya u direyso Ciidamo Nabad-ilaalin ah oo bedelaya kuwa AMISOM
Talaado, August 21, 2007(HOL): Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay ayaa sheegay inay ciidamo nabad ilaalin ah u dirayaan Soomaaliya, balse ay marka ...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo xalay ka deganeyd habeennadii la soo dhaafay
Talaado, August 21, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa ka deganeyd habeennadii hore kaddib markii aanay xalay ka dhicin dagaalladii horay uga dhici ji...
Warkii oo dhan »
Saraakiisha Itoobiya oo soo farageliyay khilaaf soo kala dhexgalay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan
Talaado, August 21, 2007(HOL): Kadib markii uu si weyn u soo shaac baxay khilaafka adag ee u dhaxeeya Mas'uuliyiinta ugu sareysa Maamulka Gobalka Hiir...
Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Dembi Baarista oo lagu dilay Boosaaso
Isniin, August 20, 2007(HOL): Sarkaal ka tirsanaa Laanta Dembi Baarista (CID) ee Booliiska gobolka Bari ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay bartamaha...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Odayaasha Beelaha Hawiye ku eedeeyay in ay ka dambeeyaan Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho
Isniin, August 20, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo maanta saxaafadda kula hadlaya...
Warkii oo dhan »