Wararka Maanta
Maamulka Gobolka Bay oo sheegay in maxkamad la soo taagayo guddoomiyeyaasha degmooyinka Buur-Hakaba iyo Diin-soor
Khamiis, August 23, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Bay Xaaji Maxamuud Maxamed Barbaar ayaa saxaafadda u sheegay in gudoomiyeyaasha Degmooyinka Buur-h...
Warkii oo dhan »
Markab laga leeyahay Dalka Denmark oo lagu haysatay Xeebaha Soomaaliya oo madax furasho lacageed lagu sii daayay
Khamiis, August 23, 2007(HOL): Dowladda Denmark ayaa sheegtay in markab lagu magacaabo MV Denica White iyo shan shaqaale ah oo saarnaa la sii daayay, ...
Warkii oo dhan »
AXMED GOBEY CAWAALE:- Ilaa hadda ma arag cid xil loo soo magacaabay Laakiin waxaan arkay Rag la wareegaya warqado aan sharci ahayn”
Khamiis, August 23, 2007(HOL): Gudoomiyaha Degmada B/weyne Axmed Gobey Cawaale oo dhawaan Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madax-weynaha lagaga qaaday ...
Warkii oo dhan »
CADDE GAABOW oo Dowladda Federaalka ku dhaleeceeyay qaabka ay Ciidamadeeda baaritaannada uga sameeyaan magaalada Muqdisho
Khamiis, August 23, 2007(HOL): Maxamuud Xasan Cali (Cadde Gaabow) oo ahaa Duqii hore ee Magaalada Muqdisho ayaa ku dhaliilay Dowladda Federaalka Sooma...
Warkii oo dhan »
Askari ka tirsan Mileteriga Dowladda Federaalka oo maanta lagu fuliyay xukun dil ah
Khamiis, August 23, 2007(HOL): Askari ka tirsan ciidamada Mileteriga Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Farxaan Cabdi Kulmiye, kana tirsanaa guutada 1...
Warkii oo dhan »
C/FITAAX SHAAWEEYE: “Waxaan Degmada Dayniile ka soo qabanay kooxo lug ku lahaa dagaallo xalay ka dhacay Muqdisho”
Arbaco, August 22, 2007(HOL): C/fitaax Ibraahim Cumar Sabriye Shaaweeye oo ah ku xigeenka Duqa Magaalada Muqdisho oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta...
Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo sheegtay in ay Safaarad ka furaneyso Magaalada Muqdisho
Arbaco, August 22, 2007(HOL): Ku-simaha Safiirka Kenya ee Dalka Soomaailya Mr. Ken Vitisia oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo u dabbaaldagay maanta sannad-guuradiisii Seddeexaad ee ka soo wareegtay aas-aaskiisa
Arbaco, August 22, 2007(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u dabaal-degay sanadguuradii saddexaad ee ka soo wareegtay...
Warkii oo dhan »
MACALLIN XAASHI MAXAMED FAARAX: “Wax hub ah kama helin Eritrea, warkaasna waa mid aan ka imaan maskax fiyoow”
Arbaco, August 22, 2007(HOL): Xubin ka tirsanaa Golihii Shuurada ee Maxkamadihii Islaamiga ahaa Macallin Xaashi Maxamed Faarax oo sheegay inuu ku suga...
Warkii oo dhan »
Weerar socday muddo Saacad ka badan oo xalay lagu qaaday saldhig ay daggan yihiin ciidamada Dowladda Federaalka
Arbaco, August 22, 2007(HOL): Saqdii dhexe ee xalay ayay kooxo ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay weerar xooggan ku qaadeen Xeradii ...
Warkii oo dhan »