Wararka Maanta

London: Baaq kale oo lagu taageerayo nabadeynta Gobolada dhexe

London: Baaq kale oo lagu taageerayo nabadeynta Gobolada dhexe

AUG 28, 2007

Waxaa bishan Augusto 22keedii  shir isugu yimid beesha xawaadle ee  ku nool London kaas oo ka dhacay Hotelka Holiday In, Ealing  London...

Warkii oo dhan »
Hay’adda CRD oo magaalada Beledweyne Seminaar ugu soo gebagebeysay Haween Soomaaliyeed

Hay’adda CRD oo magaalada Beledweyne Seminaar ugu soo gebagebeysay Haween Soomaaliyeed

AUG 28, 2007

Talaado, August 28, 2007HOL): Aqoon-isweydaarsigan oo dhanka kale marka laga eego lagu baranayay Doorka haweeynka ee ka qeyb-galka Xalinta khilaafaadk...

Warkii oo dhan »
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suuriya oo 39 Arday Guddoonsiiyay Abaal Marinno

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suuriya oo 39 Arday Guddoonsiiyay Abaal Marinno

AUG 28, 2007

Talaado, August 28, 2007HOL): Xaflad si wanaagsan loo agaasimay uuna qaban qaabadeeda lahaa xafiiska Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Suuriya ,laguna gu...

Warkii oo dhan »
Shir looga hadlay Colaad labo Beelood ugu dhaxeysa Deegaanno ka tirsan Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud oo Muqdisho lagu qabtay

Shir looga hadlay Colaad labo Beelood ugu dhaxeysa Deegaanno ka tirsan Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud oo Muqdisho lagu qabtay

AUG 28, 2007

Talaado, August 28, 2007HOL): Kulan balaaran oo ka dhacay Hotelka Naasa-Hablood ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa isugu yimid xubno gaaraya 50-Xubnood ...

Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in Nabadgelyo la’aanta ka jirta Magaalada Muqdisho ay ka dambeeyaan Ciidamada Itoobiya

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in Nabadgelyo la’aanta ka jirta Magaalada Muqdisho ay ka dambeeyaan Ciidamada Itoobiya

AUG 28, 2007

Talaado, August 28, 2007HOL): Guddoomiyaha Golaha Shuurada Maxkamadihii Islaamka Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in dhibaatooyinka ka dhacaya M...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Ammaan ee Suuqa Bakaaraha oo sii xumaaneysa

Xaaladda Ammaan ee Suuqa Bakaaraha oo sii xumaaneysa

AUG 28, 2007

Talaado, August 28, 2007HOL): Xaaladda Ammaan ee Suuqa Bakaaraha ayaa waxay mar kale noqotay mid faraha ka baxday, waxaana dib u soo laabtay qaraxyadi...

Warkii oo dhan »
Weerarro Qaraxyo watay oo  xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Weerarro Qaraxyo watay oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

AUG 28, 2007

Talaado, August 28, 2007HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay Weerarro lagu qaaday fariisi...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo Maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo sababay dhaawaca Dad ku dhow 10 Ruux oo rayid ah

Qaraxyo Maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo sababay dhaawaca Dad ku dhow 10 Ruux oo rayid ah

AUG 27, 2007

Isniin, August 27, 2007(HOL): 8 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qaraxyo gaaraya 10 oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha iyo Isgoyska Baar ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Xabsi sanado ah lagu xukumay kadib markii ay dhac u geysteen Dad rayid ah

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Xabsi sanado ah lagu xukumay kadib markii ay dhac u geysteen Dad rayid ah

AUG 27, 2007

Isniin, August 27, 2007(HOL): Xukunno kala duwan ayaa maanta lagu riday Ciidamo ka amar qaata Dowaldda Federaalka Soomaaliya; kadib markii lagu eedeey...

Warkii oo dhan »
Afar Qof oo ku dhimtay iyo tiro kale oo ku dhaawacantay Shil gaari oo ka dhacay duleedka Boosaaso

Afar Qof oo ku dhimtay iyo tiro kale oo ku dhaawacantay Shil gaari oo ka dhacay duleedka Boosaaso

AUG 27, 2007

Isniin, August 27, 2007(HOL): Afar Qof ayaa dhintay, 5 kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu shil gaari ka dhacay meel ku talaa duleedka magaalada...

Warkii oo dhan »