Wararka Maanta

Qaraxyo lala beegsaday Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Muqdisho ka dhacay

Qaraxyo lala beegsaday Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Muqdisho ka dhacay

AUG 30, 2007

Khamiis, August 30, 2007(HOL):Labo ruux ayaa ku dhaawacantay Qaraxyo ka dhacay Isgoyska Carwa Idko ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasina loola dan...

Warkii oo dhan »
Waddooyinka Muqdisho oo laga joojiyay isu socodka Gaadiidka iyo Dadka

Waddooyinka Muqdisho oo laga joojiyay isu socodka Gaadiidka iyo Dadka

AUG 30, 2007

Khamiis, August 30, 2007(HOL): Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu soo daadiyay Ciidamo tiro badan oo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu ...

Warkii oo dhan »
Iska hor-imaadyo hubeysan oo xalay Muqdisho ka dhacay

Iska hor-imaadyo hubeysan oo xalay Muqdisho ka dhacay

AUG 30, 2007

Khamiis, August 30, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay iska hor-imaadyo hubeysan o...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo ku baaqay in loo gurmado Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo ku baaqay in loo gurmado Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho

AUG 29, 2007

Arbaco, August 29, 2007(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa ugu baaqay Dadka Soomaaliyeed ee wax hey...

Warkii oo dhan »
Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo berri la soo gebebeynayo

Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo berri la soo gebebeynayo

AUG 29, 2007

Arbaco, August 29, 2007(HOL): Guddiga maamulaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in Shirka la soo gebagebeynayo maalinta b...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Miino ka saaray Xaafado ay ka howlgaleen

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Miino ka saaray Xaafado ay ka howlgaleen

AUG 29, 2007

Arbaco, August 29, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay Miino ka saareen qeybo ka tirsan Wadada Warshadaha k...

Warkii oo dhan »
Dowladda China oo Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ka howlgelaya ugu deeqday Lacag dhan 300,000 Doollar

Dowladda China oo Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ka howlgelaya ugu deeqday Lacag dhan 300,000 Doollar

AUG 29, 2007

Arbaco, August 29, 2007(HOL): Dowladda China ayaa ugu deeqday Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgelaya Soomaaliya lacag gaareysa 300,000 Doollar, iya...

Warkii oo dhan »
Xaafado ka tirsan Degmada Heliwaa oo xalay ay dagaallo ka dhaceen

Xaafado ka tirsan Degmada Heliwaa oo xalay ay dagaallo ka dhaceen

AUG 29, 2007

Arbaco, August 29, 2007(HOL): Xaafado ka tirsan Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka jiray dagaallo u dhaxeeyay Ciid...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso u tegay arrimo la xiriirta Adkeynta Nabadgelyada

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso u tegay arrimo la xiriirta Adkeynta Nabadgelyada

AUG 29, 2007

Arbaco, August 29, 2007(HOL): Madaxweynaha Dawlad Goboleedka  Soomaaliyeed ee Puntland Maxamud Muse Xirsi (Gen Cadde) ayaa maanta soo gaaray Maga...

Warkii oo dhan »
Weerar bambaano oo lagu qaaday Hotel Manchester ee  Magaalada Baydhabo

Weerar bambaano oo lagu qaaday Hotel Manchester ee Magaalada Baydhabo

AUG 28, 2007

Talaado, August 28, 2007(HOL): Weerar Bambaano ayaa xalay  fiidkii lagu qaaday Hotel  Manchester ee magaalada Baydhabo, kaasi oo ay dagan yi...

Warkii oo dhan »