Wararka Maanta

Labo ruux oo maanta lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha

Labo ruux oo maanta lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha

SEP 03, 2007

Isniin, September 03, 2007(HOL): Labo ruux oo rayid ah ayaa maanta lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha, gaar ahaana Busteejada laga raaco Gaadiidka isag...

Warkii oo dhan »
Wadada isku xirta Degmooyinka Balcad iyo Jowhar oo qarka u saaran in ay xiranto

Wadada isku xirta Degmooyinka Balcad iyo Jowhar oo qarka u saaran in ay xiranto

SEP 03, 2007

Isniin, September 03, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa qarka u saaran in ay xiranto...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ogolaaday in uu hortago Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ogolaaday in uu hortago Baarlamaanka Soomaaliya

SEP 03, 2007

Isniin, September 03, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa sheegay in uu ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay dib u bilaabanayaan Duulimaadyadii aadi jiray Somaliland

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay dib u bilaabanayaan Duulimaadyadii aadi jiray Somaliland

SEP 02, 2007

Axad, September 02, 2007(HOL):  Wareegto ka soo baxday Waaxda Duulista iyo Saadaasha Hawada ayaa lagu sheegay in la xaliyay khilaaf soo kala dhex...

Warkii oo dhan »
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya oo sheegay in ay dib u bilaaban doonaan Duulimaadyadii isaga kala gooshi jiray Soomaaliya iyo Kenya

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya oo sheegay in ay dib u bilaaban doonaan Duulimaadyadii isaga kala gooshi jiray Soomaaliya iyo Kenya

SEP 02, 2007

Axad, September 02, 2007(HOL): Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Ameeriko ayaa maanta loo dhaariyay x...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan oo markii ugu horeysya lacag abaal-marin ah u qeybiyay Ciidamadiisa

Maamulka Gobolka Hiiraan oo markii ugu horeysya lacag abaal-marin ah u qeybiyay Ciidamadiisa

SEP 02, 2007

Axad, September 02, 2007(HOL): Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay Ciidamo gaaraya ilaa 200 u qeybiyay lacag aan mushaar ahayn laak...

Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Iska hor-imaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

SEP 02, 2007

Axad, September 02, 2007(HOL): Iska hor-imaadyo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ka dhaceen xaarfado ku yaala Magaalada Muqdisho, iyadoo iska ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqday Hal Milyan iyo Bar Doollar

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqday Hal Milyan iyo Bar Doollar

SEP 02, 2007

Axad, September 02, 2007(HOL): Dowladda Shiinaha ayaa ugu deeqday Soomaaliya lacag dhan Hal Milyan iyo Bar Doollar, taasi oo gacan ka geysaneysa dib u...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo u  yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Baarlamaanka Soomaaliya oo u yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

SEP 02, 2007

Axad, September 02, 2007(HOL): Xildhibaanadda Barlamaanka Federalka, ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir, ahna Duqa magaalladda Muq...

Warkii oo dhan »
Labo Qarax iyo Dil Nin rayid ah loo geystay oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Labo Qarax iyo Dil Nin rayid ah loo geystay oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

SEP 01, 2007

Sabti, September 01, 2007HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya oo weli ku jirta xaalad amni darro ah ayaa waxaa maanta ka dhacay lab...

Warkii oo dhan »